BREAKING NEWS
Search

Dil Iyo Afduub Xalay Ka Dhacay Tuulada Ceegaag Iyo Habaru-Heshay Inta U Dhaxaysa

Ceegaag (Foore)-Xalay Ayaa waxaa ka dhacay Deegaan udhexeeay tuulada Ceegaag ee Gobolka buuhoodle iyo Tuulada Habari Heshay Dil loo Gaystay Nin kasoo Jeeda Bariga magaalada Burco, halka Mid kalana la afduubay.

Amuurtan ayaa loo malaynayaa in ay ka dhalatay aano hore uga dhexaysa labada beelood ee walaalaha ah ,arrinta ayaa bilawgeedu ahaa in laba nin oo kazoo jeeda ceegaag lagu dilay magaalada oog.

Si kastaba ha ahaatee xaalada colaadeed ayaa laga dareemayaa gobalalka buuuhoodle iyo tuulooyinka ku xeeran, walaw aan la saadaalin Karin waxay ku danbayn doontu falka foosha xun ee dhacay

Wariye Kamaal Sh Imail
Foorenews.com
Hargeisa/Main Office




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *