Daawo: Nin Bilaa Gacmo Ah Oo Ruqsada Wadista Baabuurta La Siiyay Ka Dib Markii Lugaha Lagu Imtixaamay

Delhi (FOORE):- Shan iyo afartan jir u dhashay dalka Hindiya oo yaraantiisi shil ku dhacay ku gacmo beelay, ayaa la siiyay warqada ruqsada wadista gaadiidka, ka dib markii imtixaan labada lugood lagaga qaaday, uuna ku guulaystay.

Halkan Ka Daaawo:




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *