Daawo-Muuqaal:- Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Ka Hadley Doorashadii Maanta La Doortey Saxiibkii Muumin Seed na Fariin U Diray

Hargeysa (Foore):- Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu u jeediyey xubnaha golaha dhexe ee xisbigaasi qudbad dhinacyo badan taabaneysa ka dib markii loo doortey in uu noqdo musharaxa madaxweyne ee xisbigaas.
Musharax Cabdiraxmaan Ciro waxaa uu sheegay in aanu qaranku u baahneen askarinimo iyo beesha caalamka oo la caayo

Sidoo kale gudoomiye Ciro waxaa uu fariin u diray saxiibkii Axmed Muumin Seed oo maanta lagag guuleystay in uu noqdo musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan:




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *