BREAKING NEWS
Search

Daawo Muuqaal :Gabdho Dagaal yahano ah oo ku soo biiray Dagaalka lagu qaaday Daacish & Xabadda oo socota !!

Dagaalo xoogan ayaa habeen iyo maalinba ka socda magaalooyin ku teedsan caasimada labaad ee dalka Ciraaq waa magaalada Mosuul oo malaayin qof ay ku nool yihiin waliba ay maamulaan xoogaga Daacish .

Dagaalka lagu qaaday magaalada Mosool ayaa waxaa isku garabsanaya ciidamada Milatariga dalka Ciraaq iyo xoogaga Qowmiyada Peshmerga oo dhul aad u balaaran ay ka soo barakiciyeen kooxda Daacish .

Dagaalka ayaa markii ugu horeeysay waxaa lagu arkayaa gabdho ama Dumar tababaran oo u dagaalamaya xoogaga Qowmiyada Peshmerga ee Kurdida waxaana wali iska caabin xoogan wada kooxda Daacish maadaama hadii laga qabsado magaalada Mosuul ay sidaas ku weyn doonaan dhul is tiraaji ah oo isku xira Daacishta Siiriya iyo kuwa Ciraaq .

Halkan Ka Daawo:




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *