Search

Daawo Haweenaydii Ku Jirtay Xubnihii Xukuumadda Maanta Ka Baxay Oo Ka Waramaysa Sababta Iscasilaadeeda + Video.

Hargeysa(Foore) – Xubnihii isugu jiray wasiiradda iyo masuuliyiinta xukuumadda ee maanta iscasilay, waxa ka mid ahayd Nimco Xusseen Qawdhan wasiir ku xigeenkii wasaaradda dib u dejinta oo ahayd haweenayda kaliya ee ku jirtay kooxda.
Nimco ayaa warbaahinta uga warantay sababta kaliftay iscasilaadeeda oo qayb ka ah labada garab ee ku loolamaya musharaxnimada xisbiga dalka taladiisa haya ee Kulmiye.
Wasiir ku xigeenkii dib u dejinta ayaa halkan hoose ku faahfaahinaysa sababta ay uga tagtay xilkii ay ka haysay xukuumadda, waana kan isaga oo ah maqal iyo muuqaal ee daawasho haboon:




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *