DAAWO: “Guusha Illahayba Haya, Lakiin Waxaan Rajaynayaa In Xisbiga WADDANI Ku Guulaysan Doono Doorashada Soo Socota Insha Allaahu”…Hoggaamiye Xirsi Cali Xaji Xadan

Hargaysa (Foore) Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa sheegay in guusha alle hayo balse uu rajaynayo oo aamminsan yahay haddii Alle ogolaado in Xisbiga WADDANI ku guulaysan doono doorashada soo socota ee dalka ku soo foolka leh.

Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay ku dadaali doonaan in ay xisbiga WADDANI dhisaan kana shaqeeyaan sidii uu talada dalka u iman lahaa mar uu shalay la hadlay warbaahinta kadib markii uu soo dhammaaday shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI.

Halkan Ka Daawo:




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *