BREAKING NEWS
Search

Category: wararka

munasibad Balaadhan oo loogu wanqalay Urur siyaasadeedka Wadajir

Hargeysa (Foorenews)- Wasiirkii hore ee cadaalada Somaliland Md. Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare) ayaa maanta Huteelka Shiraaqle ee bariga magaalada Hargeysa kaga...

Wasiirka Warfaafinta oo Tababar xirfadeed u furay Suxufiyiinta warbaahinta dawladda

Hargeysa (Foorenews)-Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Md.Axmed Cabdi Xaabsade ayaa maanta tababar u furay Sodon xubnood oo ka mid ah hawl...

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo ka Hadlay Hawl gal Ciidan oo sababay dhimasho iyo dhaawac, Xilkiina ka Qaaday Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose ee Hargeysa Deeq Xirsi Cambuur

Haragyasa(foorenews) Wasiirka wasaaradda arrimha gudaha Somaliland mudane Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa ka hadlay hawl galkii ay ciidamada boolisku ku rarayeen dadkii...

Maayarka Casimada Hargeysa ayaa ku eedeeyay Qoysaskii hawlkagalka lagu fuliyay inay ka cago jiideen inay guuraan

Hargaysa (foorenews):- Maayarka caasimada Hargaysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir ayaa ka hadlay dhibaatadii ka dhalatay dadkii laga rarayay xaafada Jajabka, hawl galkaasi...

Maareeye Ku Xigeen Cusub Oo Loo Magacaabay Madbacada Qaranka Oo Xilkii La Wareegay

Hargeysa (Foore) – Maareeye ku xigeenka cusub ee maddbacada qaranka Jaamac Cabdi Cabdiraxmaan oo dhawaan loo soo magacaabay xilkan ka dib markii uu duruufo isaga u...

Raysal-Wasaaraha Dawlada Kenya Raila Odinga Oo Safar Shaqo Ku Imanaya Dalka Iyo Ergayga U Qaabilsan Somaliland & Soomaliya Oo Hargeysa U Jooga Gogol Xaadhkiisa

Hargeysa (Foore) – Ergayga gaarka ah ee Ra’iisul wasaaraha dawlada Kenya u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Md. Ilyaas Barre Shiil oo ka mid ah siyaasiyiinta...

Xulka Gobolka Awdal Oo Sheegay Inay Tartanka Gobolada Uga Hadhayaan Dayn Bixinteeda Wasaaraddu Kaga Baxday

Booraama (Foore) – Xubno ka mid ah xulka kubada cagta ee gobolka Awdal uga qayb-galaya tartanka kubada cagta ee gobolada Somaliland dhawaan ku dhex mari doona...

UCID Oo Ka Jawaabtay Eedo Kaga Yimid Xukuumada, Dr Cabdi Aw Daahirna Si Gaar Ah U Bartilmaameedsatay

Hargeysa (Foore) – Xisbgiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa jawaab ka bixiyay eedo kaga yimid wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland, kuwaas oo Guddoomiyaha UCID...

Maareeye Ku Xigeen Cusub Oo Loo Magacaabay Madbacada Qaranka Oo Xilkii La Wareegay

Hargeysa (Foore) – Maareeye ku xigeenka cusub ee maddbacada qaranka Jaamac Cabdi Cabdiraxmaan oo dhawaan loo soo magacaabay xilkan ka dib markii uu duruufo isaga u...

Cudurkii Filanwaa

W/Q Aadan Makina Kuusow wuxuu ahaa wiil xarrago badan dhalinyaronimadiisii; inkasta oo uu qooqanaa, haddana hablaha iskagama dhici jirin. Taxadar iyo feejignaaan,...

Dawlada sweden oo dadkeeda midaynaysa

Ugu yaraan Afar Kun qoys oo soomaali ah oo ku kala xayirnaa Gudaha dalka Swedan iyo dibada ayaa lagu soo waramayaa in dawlada dalka Swedan ay si rasmi ah ugu ogolaan...

farsama-yaqaanada timaha jara

Konton xubnood oo Xirfadleyaasha ka hawl-gala Rayiisleyaasha magaalada Hargaysa ayaa manta Aqoon iswaydaarsi uga furmay Hotel Hadhwanaag ee Caasimadda Hargaysa, kuwaasoo...

Wasiiru dawlaha arimaha dibada

Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan, ayaa markii u xorreysay farta ku fiiqay gal-daloolooyinka ka muuqda ololaha loogu jiro...