Category: wararka

Berbera Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Wafti Hogaaminayey Guddoomiyaha Urur-Siyaasadeedka WADANI

Berbera (Foore)- Dadweynaha ku nool magaalo-madaxda gobolka Saaxil ee Berbera, ayaa shalay si layaab leh u soo dhaweeyey wefti ballaadhan oo uu hogaaminayay guddoomiyaha...

Ku Xigeenka Maayarka Hargeysa Oo Maayar Jiciir Ku Eedeeyey Xashiishka Buux Dhaafiyay Magaalada Iyo Wax Qabad La’aanta Golaha Deegaanka Kuna Tilmaamay Nin Qabyaaladdu Madax Martay

“Haddii Aanu Garanayno Meel Qabyaaladda Lagaga Cuudiyo Waanu Ka Cuudin Lahayn”      Hargaysa (Foore)- Maayar ku xigeenka Caasimadda Hargaysa Md. Maxamed...

Wasiirul Dawlaha Khaarajiga Oo Shir Muhiima Somaliland Uga Galay Qatar

Hargeysa (Foore)- Wasiirul dawlaha Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Maxamed-Rashiid Sheikh Hassan ayaa ka qayb galey Shirkii Carabta iyo...

Injineerka Wadooyinka Dawladda Hoose Oo Ka War Bixiyay Waddooyinka Ay Dhiseen Sannadkan

Hargaysa (Foore):- Dawlada hoose ee Hargaysa ayaa sanadkan degmooyinka iyo xaafadaha caasimada ka hirgelisay wadooyin badan oo ay qaarkood dhamaadeen halka kuwo kalena...

Xoghayihii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Is Casilay

Gabiley (Foore)- Xoghayihii gobolka Gabiley ee xisbiga muxaafadka ee Kulmiye Cabdi Xaashi Aw Jaamac ayaa shalay iska casilay xilkii xoghayenimo ee uu u hayay xisbigaasi....

Madaxweyne Geelle Oo Kulan Saacado Qaatay Ku Qaabilay Siilaanyo Iyo Jabuuti Oo Kor U Qaadaysa Xidhiidh Iskaashi Oo Somaliland Dhex Mara

Maadaxweyne Geelle iyo Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo waxay yeesheen kulan socday saacado oo aanay cidina ku wehelin waxaana la sheegay inay labada...

Urur Siyaasadeed La Magac Baxay Jamhuuriga Oo Hargeysa Lagaga Dhawaaqay

Hargeysa (Foore)- Urur siyaasadeed cusub oo la magac baxay Jamhuuriga ayaa shalay lagaga dhawaaqay xaflad loo sameeyay furitaankiisa oo ka dhacday Huteelka Imperial ee...

Wasaaradda Shaqada Oo Dalka Ka Bilowday Olole Socon Doona 16 Maalmood

“Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadu waxay ku baaqaysaa in la joojiyo dhammaan tacadiyada ka dhanka ah dumarka Somaliland” Hargeysa (Foore)- Wasaaradda shaqada...

Golaha Guurtida Oo Aqlabiyad Ku Meel Mariyay Xeerka Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka

Hargeysa (Foore)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa kulan ay shalay yeesheen ku ansixiyey Xeerka Doorashooyinka golayaasha deegaanka ee Xeer No. 14. Fadhiga Golaga...

Guurtida Oo Ansixiyay kaabista xeerka doorashooyinka Goleyaasha deegaanka

Hargaysa (Foorenews):- Muddaneyaasha golaha guurtida Somaliland ayaa shalay ansixiyay kaabista xeerka doorashada xeer No. 20, kaasi oo dhigaya in dhalinyarada da’doodu...

Sirdoonka Imaaraadka Carabta La Sheegay Inay Xabsiga U Taxaabeen Boqor Buur-Madow Dubai

Sirdoonka Imaaraadka Carabta La Sheegay Inay Xabsiga U Taxaabeen Boqor Buur-Madow Dubai (Foorenews)-Ciidamada Sirdoonka ee Dalka Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay inay...

Guddoomiye Cirro Oo Sharaxay Sababta Uu Goluhu U Laalay Diiwaangelintii Hore

Hargeysa(Foorenews)-Guddoomiyaha Golaha wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa difaacay islamarkaana sababeeyay go’aankii ay golaha wakiiladu ku...

Guddiga Diiwaagelinta Oo Si Rasmi Ah U Furay Qabashada Araajida Furashada Ururada Cusub

Hargaysa ( Foorenews ) Guddida diiwangalinta ururda siyaasada ee Somalinad ayaa si rasmiya ugu dhawaaqay in muddo lixdan malmooda ay isku diiwan galiyaan ururada...