BREAKING NEWS
Search

Category: wararka

Weerar Bambo-gacmeed oo caawa lagu weeraray Guriga Maayarka cusub ee Laascaanood

Laascaanood (Foore)- Koox aan la garnaynin ayaa caawa abaaro 9:00 habeenimo bamboo-gacmeed ku weeraray Guriga Maayarka cusub ee magaalada Laascaanood Faarax Cabdi Yare,...

Shimbir Dhaawac Hawada Sare Ugu Gaysatay Diyaarada Siday 151 Qof Oo Rakaab Ah Una Kala Gooshaysay Gudaha Wadanka Maraykanka

Denver (Foores) Aug, 1, 2012- Duulimaad ay subaxnimadii Salaasadii ay samaynaysay  shirkadda diyaaradaha United Airlines ee dalka Maraykanka,  ayaa  dhaawac fudud...

Salaadiinta Beelaha Subeer-Awal Oo Faahfaahiyey Go’aan Ay Ka Soo Saareen Murankii Warshada Sibidhka Ee Berbera Iskana Difaaca Eedo Loo Jeediyey

Hargeysa (Foore) – Salaadiinta Beelaha Subeer-Awal ee Somaliland ayaa faahfaahin dheeeraad ah ka bixiyey Go’aan ay dhawaan ka soo saareen Muranka ka taagan...

Dastuurka Cusub Ee Soomaaliya Oo La Ansixiyay Iyo Ra’isal wasaare Gaas Oo Ku Faanay In Dastuurka Ka Mid Yahay Waxqabadka Xukuumadiisa

Muqdisho (Foorenews) Augsto 01, 2012 – Dastuurka qabyo-qoraalka Soomaaliya,ayaa goordhaweyd cod aqlabiyad leh lagu meel mariyay, ka dib toddobaad ay ergada...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo kulan la yeeshay Madaxweynaha TFG-da Somalia

Hargeysa (Foore)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Magaalada Dubia ee dalka isku taaga imaaraadka carabta kula kulmay Madaxweynaha...

Wasiirka Daakhiliga oo si adag ugu hanjabay in Talaabo laga qaadi doono ururada ammaanka waxyeelaya

Hargeysa (Foore) – Wasiirka Wasaaradda Daakhiliga Md. Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa uga digay ururadda siyaasadda ee ku hadhay qiimaytii Gudida diiwaan gelintu ay...

Ururka Badbaado oo oo shegay inuu kasoo horjeedo mudaharaad la sameeyo

Hargeysa (Foore) Ururka Badbaado oo ka mid ah sagaalka urur ee ku guul daraystay inay ka mid noqdan ururada u tartarami doona xisbinimada ayaa shegay inuu kasoo horjeedo...

Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Augustina Mahiga

Hargeysa(Foore)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Guddoomiyaha WADANI oo ka hadlay Tallaabadii KULMIYE Xisbiga kaga saareen C/Raxmaan C/Qaadir

Hargeysa (Foore)- Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka WADANI Md. C/Raxamaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka hadlay talaabadii 15-kii bishan xisbiga KULMIYE lagaga...

Golaha dhexe ee KULMIYE oo Sadqeeyay C/Raxmaan C/Qaadir Iyo Nuxurka qoraalkii Muuse Biixi

Hargeysa (Foore)- Golaha Dhexe ee xisbiga talladda dalka haya ee KULMIYE ayaa maanta xilkii, xubinimadii Golaha dhexe iyo xubinimaddii xisbiga ka saaray Guddoomiye Ku...

Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbad dheer ka jeediyay furitaanka shirweynaha Golaha dhexe ee KULMIYE

”Raga tartanka u xusul-duuban oo ay qaarkood ururo badani ka soo burbureen oo guul darro badan soo joogay, waxaan leeyahay si sharaf leh u tartama,kubada laada oo...

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo ka hadlay shirka Golaha dhexe iyo Guulihii xukuumaddu gaadhay

Hargeysa (Foore)- Gudoomiyaha Xisbul Xaakimka Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta ka warbixiyay Guulaha uu xisbiga Kulmiye iyo Xukuumada ay ku abtirsataa ay...

Maxkamad Xukunno adag ku ridday 32 qof oo lagu helay inay Gooyeen Xadhkaha SOMCABLE

Boorama(Foore) – Maxkamadda Gobolka Awdal ee magaalada Boorama, ayaa shalay xukun adag oo isugu jira xadhig u dhexeeya 5 ilaa 10 sanno iyo ganaax lacageed ku riday 32...