BREAKING NEWS
Search

Category: wararka

Sheekh Aadan Siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Siyaasad Xumada Xukuumaddeena Ee Ku Aaddan La Macaamilka Itoobiya Kuna Baaqay In Sharka Oromada La Iska Mooso

Hargeysa, 16 Sept 2017, (Foore)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Dadkii Soomaalida ah ee...

“Muuse Biixi Waxaan Isleeyahay Ruushka Intaan Joogay Iyo Inta Uu Isagu Joogay Waxa Laga Yaabaa Inta Uu Isagu Joogay Inay Badnayd, Maraykana Isagaa Iiga Horeeyey” …..Musharrax Cabdiraxmaan Cirro

Burco, 16 Sept 2017, (Foore)- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa sheegay in Muuse Biixi, Musharaxa xisbiga Kulmiye uu...

“Muuse Biixi Laftiisa Ayaa Sheegay In Dalku Xaalad Adag Uu Ku Jiro, Xaalada Adag Ninkii Galiyey Xal Keeni Kari Maayo Ayaanu Leenahay” ..Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan

Qoyta 16 Sept 2017, (Foore)- Hoggaamiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka mid ahaa wefti balaadhan oo xisbigaasi ka tirsan oo...

Kaaliyaha Warbaahinta Ee Murashaxa Waddani Oo Sheegay In Dalku Qaaday Dhabihii Isbadalka Siyaasada, Shacabka Togdheer-na Uga Mahadnaqay Soo Dhaweyntii Ay U Sameeyeen

Burco, 16 Sept 2017, (Foore)- Muniir Axmed Cigaal oo ah Kaaliyaha Warbaahinta ee Murashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Waddani, ayaa uga mahadnaqay shacabka Gobolka Togdheer...

Maxaad Ka Taqaan Qisada Heesta ‘Ma Hayoo Mana Sugaayoo Iimana Maqnee’ Ee Xasan Aadan Qaado? – Qalinka: Cumar Seerbiya

Abwaan Maxamed Cali Kaariye oo bahda fanku ula baxday magaca dhakhtarkii Jacaylka ayaa jacayl darran oo marxalado kala duwan soo maray u qaaday Fanaanadda Shankaroon...

Dal Carbeed Oo Dumarkooda U Fasaxay Sharci Dhigaya In Ay Guursan Karaan Ragga Aan Muslimka Aheyn

Tunis, 16 Sept 2017, (Foore)- Dawladda Tuuniisiya oo ka mid ah dalalka Woqooyiga Afrika ee Carabta ah ayaa meesha ka saartay sharci dumarka dalkaasi u diidayay in ay...

36-Ruux Oo Soomaali Ah Oo Reer Somaliland U Badan Oo Qoomiyadda Oromadu Qoorta Ka Gurtay Oo Shalay Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Jigjiga Iyo Madaxda Kililka 5aad Oo Ka Qayb Gashay + Magacyada Iyo Qabiiladooda

Jigjiga, Sept 14, 2017 (Foore)- Wararkii ugu dambeeyay ee xalay Wargeyska Foore ka soo gaadhay Dalka Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in 36-Ruux oo ka mid ahaa dadkii...

“Anigu Berberaan Ku Koray, Berberaan Iskuulka Ka Galay, Nin Weyn Ayaan Ahay Hadda, Waxaynu Ka Caban Jirnay Waxa Ugu Darnaa Xukuumaddii Kacaanka, Waligay Ma Maqal Dekeda Berbera Oo Xidhantay”Musharrax C/Raxmaan Cirro

Hargeysa, Sept 14, 2017 (Foore)- Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa sheegay inuu Berbera ku koray oo uu Iskuulka...

Xisbiga WADDANI Oo Xaflad Ballaadhan Oo Soo Dhaweyn Ah Ku Qaabilay Siyaasiyiin Iyo Wax-Garad Ka Soo Jeeda Beelaha Saaxil, Burco Iyo Maroodi-jeex Oo Kasoo Guuray KULMIYE

Hargeysa, Sept 14, 2017 (Foore)- Xaflad ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay isla mar ahaantaan Xisbiga WADDANI uu soo dhaweyn ugu sameynaayey Siyaasiyiin,...

Saylada Xoolaha Hargeysa Oo Shalay Si Rasmi Ah Xoolaha Loogu Kala Iibsanayay Lacagta Dollar-Ka

Hargeysa, Sept 14, 2017 (Foore)– Qiimaha Sarifka Boqolka Dollar ayaa maalmihii u dambeeyay ku sii siqaya Laba Milyan Oo Shilinka Somaliland ah,Waxaanay arintaasi...

Ololihii Xisbiyada KULMIYE Iyo WADDANI Oo Weji Cusub Yeeshay, Salaadiintii Ugu Cuslayd Oo Xisbiga Waddani U Direy Gobolada Awdel Iyo Selel + Kulamo Ay La Yesheen Salaadiinta Dhiggooda Ah Ee Kasoo Jeeda Goboladaasi & Ujeedkooda

Boorama, Sept 14, 2017 (Foore)– Salaadiin, Cuqaal iyo Boqoro kasoo jeeda Beelaha Galbeedka Burco iyo Koonfurta Hargeysa ayaa socdaal ku tagay Xarunta Gobolka Awdal ee...

Dilkii Ka Dhacay Magaalada Hawaaday Oo Samaayn Ku Yeeshay Shirkadaha Jaadka, Iyo Qiimihii Ugu Sareeyay Abid Oo Shalay Lagu Kalaa Iibsanayaay Qaad Yar Oo Yimi Hargeysa

Hargeysa, Sept 14, 2017 (Foore)– Kadib markii Dorraad dad gadoodsan oo kamida qowmiyada Oromadu ay dil ugeysteen shaqaale kamida shirkadaha jaadka kuwaas oo ahaa...

Diyaarad Nooca Wax Basaasa Ah Oo Maraykanku Leeyahay Oo Shalay Ku Soo Dhacday Xaafad Muqdisho Ka Tirsan

Muqdisho (Foore)- Mid ka mid ah dayuuradaha wax basaasa ee aan duuliyaha laheyn, loona yaqaano Drones-ka ayaa ku dhacday degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ee...