BREAKING NEWS
Search

Category: wararka

“Madaxweyne Hawl Badan Ayaa Kuutaala, Si Aad Taariikh Wanaagsan Uga Tagto,Waa Inaad Ololaha Doorashada Ka Xakamaysaa Wasiirada Iyo Agaasimayaasha,Dawladani, Dawladii Muuse Maaha Ee Waa Taadii”

“Bari Dhawayd Oo Aan Tagay Boorama,Way Ii Ashkatoodeen Reer Boorama, Waxay Yidhaahdeen Wasiirkii Hawlaha Guud Ayaa Gurigii Badhasaabka Iyo Kuwa Kale Iibinayee Naga...

Madaxweynaha Dalka Maraykan Donald Trump Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Iiran Oo Fadhigii Golaha Amaanka Hadalo Kulul Isku Waydaarsaday + Madaxweynaha Iran Oo Isna Fariin Culus U Diray Trump.

Newyork (Foore) – Madaxweynaha Mareykanka Donald trump ayaa khudbadii ugu horaysey ee uu ka jeediyey Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey ku sheegey in...

Soomaaliya Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegtay Maamulka Hawada Oo Ay Kujirto Somaliland Iyo Rakibida Qalabka Hawada Oo Garoonka Muqdisho Ka Socota + Xukuumadda Siilaanyo Oo Laga Itaal Roonaaday.

“Wasiirka Duulista Soomaaliya Oo Warbaahinta U Soo Bandhigay Qalabkii Lagu Kaantaroolayay Hawada Dalkii La Isku Odhan Jiray Soomaaliya Oo Uu Si Rasmi Ah Dhismihiisu...

Wefti Isugu Jira Madaxda Ismaamuulka Dawlad Deegaanka Qowmiyadda Oromiya Iyo Suldaanka Guud Ee Oromada Oo Kusoo Wajahan Somaliland Iyo Ujeedada Socdaalkooda

Oromia, 18 Sept, 2017- (Foore)-) Wefti ballaadhan oo isugu jira Madaxda Is-maamulka Oromada iyo salaadiin uu kamid yahay Suldaanka Guud ee qowmiyada oromada ayaa ku soo...

BARNAAMIJ-SIYAASADEEDKA XISBUL Muxaafidka KULMIYE 2017-2022 ‘Horaa Loo Soconayaa’ – Taxane Aad Kaga Bogan Doonto Dhammaanba Barnaamij Siyaasadeedka KULMIYE ..Q: 1aad

Ereyga Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Waxa marag-ma-doon ah in xukuumadda aan hoggaaminayo ee Xisbiga KULMIYE ay tahay xukuumad waxqabad. Waxa kale oo muuqata,...

Siyaasiyiin Miisaan Culus Iyo Madaxda Dhaqanka Beesha Subeer Awal Oo Kulan Dhexmaray Waxgaradka Beelaha Bariga Burco U Cadeeyay Inaanay Cid U Xidhnayn Fasaxna Ay U Yihiin Cidii Ay U Codaynayaan

Burco 18 Sept, 2017- (Foore)- Siyaasiyiin miisaan culus iyo madaxda dhaqanka beelaha Subeer Awal ayaa hadhimo sharafeed u sameeyay in kabadan 100-xubnood oo ka soo jeeda...

Dugsiyada SALAAMA Oo Mar Kale Kaalmaha Ugu Sarreeya Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Qaranka Ka Hillaacay Sanadkii 4-aad Oo Xidhiidh Ahna Urursaday Kaalmo Badan Oo Top 10-Ka Ah

Maamulka Sare Ee Dugsiga Oo Ka Hadlay Guulaha Taariikhiga Ah Ee SALAAMA Schools Kasoo Hooyay Imtixaankii Shahaadiga ahaa 2017 Hargeysa, 18 Sept, 2017- (Foore)- Dugsiyada...

Mucjisada Qisada Haweeney Usbuucii Sadex Maalmood Oo Kali Ah Wax Aragta Inta Kalana Indho Beesha!

Sydney 18 Sept, 2017- (Foore)- Haweenay u dhalatay dalka Australia oo lagu magacaabo Natalie Adler oo 30-sano jir ah, ayaa waxaa haysta dhibaato dhinaca aragga ah oo...

Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Shacayb Maxamed Muuse Oo Si Adag U Naqdiyay Hadal Dhawaan Ka Soo Yeeshay Siyaasi Abiib Timacad, Xaalna Ka Siiyay Reer Gabiley

Gabiley 18 Sept, 2017- (Foore)- Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Shacayb Maxamed Muuse ayaa si adag uga hadlay hadal dhawaan ka soo yeedhay Siyaasi Abiib...

“Annagu Siyaasad Kama Shaqayno, Waxbarasho Ayaanu Ka Shaqaynaa Waxaanu Dhisnaa Tayada Ardeyga” ..Maamule Mahad Ibraahim

Hargeysa (Foore) Mamuulaha Guud ee Dugsiyada Nuuradiin Mahad Ibrahim Mohamed ayaa Bulshada reer Somaliland u sharaxaay sababta marwalba dugsiyada Nuuraddiin uga...

Taariikh Nololeedkii Iyo Fankii Abwaanka Weyn Siciid Maxamed Oo Loo Yaqaano Siciid Harawo – Qalinka: Ibraahim Cali

Waxaynu maanta halkan ku baranaynaa taariikh nololeedkii iyo fankii Abwaanka weyn ee Soomaaliyeed, Siciid Maxamed Harrawo, si aan wax uga ogaado noloshiisii fanka ka...

Muwaadin Ka Soo Jeeda Deegaanka Gar’adag Oo Gaadhi LAND-CRUISER Ah Ugu Deeqay Xisbiga Waddani

Burco, (Foore) – Muwaadin Siciid Aadan Siciid Ayaanle oo ka soo jeeda deegaanka Gar’adag oo ka tirsan gobolka Sanaag ayaa gaadhi ugu deeqay xisbiga Mucaaridka ah ee...

Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Shacabka Bariga Burco Ku Bogaadiyay Soo Dhawayn Ballaadhan Oo Ay Ku Qaabileen Musharraxa, Hogaamiyaha Iyo Musharax Xigeenka Waddani Oo Safar Ku Tagay Magaalada Burco

Burco, 16 Sept 2017, (Foore)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md Maxamed Jaamac Abgaal ayaa si wayn ugu mahadnaqay Taageerayaal...