Search

Category: wararka

Daawo :- Warbixin Laga Diyaariayay Xaalada Dhaxanta Ee Magaalada Wajaale Iyo Saamaynta Dadka Danyarta Ah

Caddaalad Nooceeya Ayaynu Rabna: Hassan Hussein Abdi (Haidaro)

Soomaaliland waa meel caddaaladu tahay kala badsiga iyo boobka, inta badan caddaalada waxa ka sheekeeya kuwa jilicsan, kuwa kale waxa ay u tahay eray erayada kale la...

DAAWO: Wiil dhalinyaro ah oo 500 Oo Geed sannadkan Oo Kali Ah Ku Beeray Somaliland

Barnaamijkan dhir beerista ah oo lagu magacaabo “Rejo Beer, Geed Beer” ayaa waxa ujeedadiisu ay tahay sidii deegaanka looga dhigi lahaa mid cagaaran iyo sidii looga...

Hanti-Dhawrka Qaranka Oo Galalafay Xafiiska Imtixaanaadka Iyo Fadeexaddii Ugu Cuslaayd Oo Uu Kala Kulmay + Lacagihii Shahaadada Ardayda Looga Qaadayay Oo Aan Qasnada Dawladda Ku Dhici Jirin

Hargeysa, Dec 11, 2017 (Foore)- Dhamaan Hay’addaha Illaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Somaliland ayaa maalmahan u dambeeyay heegan Culus lagaliyay iyadoo si...

Xisbiga WADDANI Ma Ka Qayb Gali Doonaa Xafladda Caleemo Saarka M/weynaha La Doortay, Muxuuse Ka Yidhi Eedda Culus Ee La Xidhiidha In Markii Ugu Horraysay Gacan Hoose Soo Gashay Doorashooyinka Dalka, Sideese Xisbigu U Arkaa Shirka Madax-Dhaqameedka Xisbiga Taageertaa Ku Ballameen?

Hargeysa, Dec 11, 2017 (Foore)- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa uu markii ugu horraysay saxaafadda la wadaagay tan iyo...

Fadeexadda Ka Taagan Iibka Sawir-Gacmeedka Ciise Masiixi Ee Amiir Salmaanka Sucuudigu Ku Iibsaday $450-Million, Xaqiiqada Sawirka Iyo Goobta Lagu Kala Iibsaday

Riyaad, Dec 11, 2017 (Foore)- Waxa labadii toddobaad ee ugu dambeeyey hadal haynteedu socotaa fadeexad culus oo hadhaysay Dhaxal-sugaha Boqortooyo ee waddanka Sucuudi...

Sanduuqa SDF Oo Ka Mid ah meelaha U Baahan Inay Xukuumadda Cusubi Toosh Ku Ifiso Iyo Warar sheegaya In Xayiraad La Saaray Lacagaha Kaydka Ugu Jira

Hargeysa, Dec 11, 2017 (Foore)- iyadoo wali lagu guda jiro xil wareejintii labada Madaxweyne oo ay maalin uuni inaga xigto ayaa waxa soo shaac baxaya talaabooyin hor...

Goobaha Madaxweyne Siilaanyo Loogu Magac Daray Mudadii Uu Talada Hayay Oo Ka Badan Goobaha Loogu Magac Daray Dhammaanba 3-dii Madaxweyne Ee Xilka Uga Horreeyey

Hargeysa, Dec 11, 2017 (Foore)- Tan iyo Markii Toddobaadkan ay soo baxday Maktabadda Qaranka Somaliland in loogu magac daray Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee...

Maxaa Ka Jira In Dhakhtarka Talyaaniga Ah Ee Dhinaca Ku Haya Dhakhtarka Weyn Ee Hargeysa Uu Ka Mid Yahay Goobaha Lagu Muransanyahay Gacan Ku Hayntiisa

Hargeysa, Dec 11, 2017 (Foore)- Warar lagu kalsoon yahay oo Wargeyska Foore soo gaadhay ayaa shaaca ka qaaday in Dhakhtarka Carruurta ee daawada bilaashka ah bixin jiray...

Xogo Dhammays Tiran Oo La Xidhiidha Taariikhda Ku Duugan Baytal Maqdas, Qaybaha Uu Ka Kooban Yahay Masjidka Al-aqsa Iyo Mucjisooyinka Ku Lammaan

Arrintaan ayaa waxa ay daliil u tahay sida ay sheegayaan dadka baadha arrimaha Masjidka Al-aqsa in goobta loo yaqaan Al-jaamaca oo ah halka lagu oogo salaada jumcahaha...

Ma Dhabbaa In Xayiraad La Saaray Inaanay Dalka Ka Bixi Karin Dhamaan Xubnihii Ku Jiray Golaha Wasiirada Xukuumadda Xilka Ka Degaysa Muddada Xilka Lala Kala Wareegayo, Mase Jirtaa In Madaxweynaha Cusubi Xisaabinayo?

Hargeysa, Dec 9, 2017- (Foore)- Warar lagu kalsoon yahay oo Wargeyska soo gaadhay Xalay ayaa daaha ka rogay in Amar xayiraad ah la dul dhigay dhamaan Xubnaha Golaha...

Madasha Wadatashiga Oo Kulan Khaas Ah La Yeeshay Madaxweynaha Cusub Ee La Doortay Muuse Biixi Cabdi, Waxa Laga Wada Hadlay Iyo Dar Daaran Culus Oo La Isku Guntay

Hargeysa, Dec 9, 2017- (Foore)- Madaxda Golaha Madasha Wadatashiga Somaliland ayaa kulan khaas ah shalay la yeeshay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse...

“Waxa Wanaagsanayd In Xukuumaddu Hoggaamiso Dibed-bax Weyn Oo Salmi Ah, Innaga Oo Leh Waxaanu U Gargaaraynaa Quddus…”Sheekh Aadan Siiro

Hargeysa, December 9, 2017- (Foore)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Go’aanka uu Madaxweynaha Maraykanku ku sheegay in...