Category: Suugaan

Xogo Cusub: Boqorka Jilayaasha Filimada Hindiga Ee Shahrukh Khan Iyo Sida Uu Ku Gaadhay Halkuu Maanta Joogo

Iyada oo Halyeyga Jilaha Filimada Hindiga ah ee Shahrukh Khan (SRK) uu sannadkan u dabbaal degayo Xuska Dhalashadiisa 52aad oo ku beegan Bisha siddeedaad ee sannadkan...

Waddan Sharci Cusub Ka Soo Saaray Ninkii Ballan Guur Kaga Baxa Gabdhaha Iyo Ciqaabta Uu Mudan Doono!!

Waxaa dhawaanahaan dalka Mareekanka laga soo saarayey Qawaaniin iyo sharciyo muran badan dhalinayey oo xiiso badan u yeeshay warbaahinta adduunka oo si weyn u qaadaa...

Atooraha Caanka Ah Ee Salman Khan Oo Dil Toogasho Ah Loogu Hanjabay Xilli Booliska India Ay Tallaabo Qaadeen

Qareenka gaarka ah ee atooraha Salman Khan ayaa daaha ka qaaday in dil loogu hanjabay atooraha caanka ah ee shirkadda aflaanta dalka India Bollywood Industry. Salman...

Qofkii Ugu Dambeeyay Ee Cagta Soo Dhiga Dayaxa Guudkiisa Oo Geeriyooday Isagoo Da’iidsu Kor U Dhaaftay 82 Jir Ah

Tiro kooban oo dhawr qof ah ayaa taariikhda lagu hayaa in ay dayaxa guudkiisa cagaha soo dhigeen oo ay is dul taageen. Sida warbaahintu ka warramayso toddobaadkan waxa...

Mid Ka Mid Ah Jilayaasha Ugu Caansan Aflaamta Hindiga Dadka Soomaaliduna Aad U Yaqaanaan Oo Dorraad Lagu Xukumay Xabsi Hal Sano Ah

Jilaaga caanka ah ee lagu magacaabo Aditya Pancholi oo ay dadka Soomaalida ee xiiseeya Aflaamta Hindigu u yaqaannaan Indha-Cadde ayaa waxaa dorraad xukun adag ku riday...

Waa Maxay Cudurka Cabeebka Ee Dadka Ku Dhacaa, Maxaa Keena Cabeebka Sideese Loola Tacaalaa?

Waa Maxay Cabeeb? Waxa aan qormadan kooban ee caafimaad ee maanta ku soo qaadan doonaa cudur si weyn ugu badan ubadka Soomaalida oo aad dhakhaatiirta iyo goobaha...

Wax Ka Baro 9ka Nin Ee Ugu Xaasaska Badan Dunida…Q2aad

Guurka uu ninku guursado gabdho badan waa mid ku yar aduunka balse waxa uu haddana ka jiraa meelo ka mid ah kownnkan, inkasta oo dhaqamada iyo diimaha dunidu ay dabar ku...

Wax Ka Baro 9-ka Nin Ee Ugu Xaasaska Badan Dunida…..Q1aad

Wax Ka Baro 9-ka Nin Ee Ugu Xaasaska Badan Dunida Guurka uu ninku guursado gabdho badan waa mid ku yar aduunka balse waxa uu haddana ka jiraa meelo ka mid ah kownnkan,...

Qaabka Dawladuhu u Basaasaan Shacabkooda (Xogta Dahsoon)

Barnaaijkeena xogta dahsoon waxa aynu daaha kaga feydaynaa qaababka ay xukuumaduhu u maraan marka ay basaasayaan muwaadiniintooda.

Quwadaha Dalalka Adduunka Ee Haysta Gujiska Mikatari Ee Ugu Tiro Badan, Iyo Dalalka Islaamka Kuwa Haysta Gujiska Ugu Badan!

London (Foore)- Sida uu Toddobaadkan Baahiyey wargeyska wax ka qora quwadaha hubka ee adduunka ee loo yaqaano Global Fire Power, Dalka Maraykanka ayaa loo aqoonsaday kan...

Cabdilaahi Yuusuf Oo SSDF U Matalayay SODARRE, Xuseen Caydiid Oo Diiday Iyo Go’aankii Itoobiya- Q: 96aad

Taxanaha Buugga Halgan Iyo Hagardaamo Ee Uu Qoray Kornayl Cabdilaahi Yuusuf…Q: 96aad Meesha waxaa isugu yimid Soomaali keli ah iyo dhawr sargaal oo Itoobiyaan ah,...

Dal Ka Mid Ah Dalalka Afrika Oo Laga Furay Xarun Caafimaad Oo Lagu Daweeyo Dadka Sida Xun U Qabatimay Internet-ka

Algeria (Foore)- Dalka Aljeeriya (Algeria) oo ku yaal woqooyiga Afrika, ayaa laga furay cusbitaal lagu daweeyo dadka sida xun u qabatimay isticmaalka internet-ka, kaasoo...

Cabdilaahi Yuusuf Oo Qalliinkii Kasoo Kabtay Iyo Xusuus Qorkiisa Doorkii Uu Ku Lahaa SODERRE- Q:94aad

Taxanaha Buugga Halgan Iyo Hagardaamo Ee Uu Qoray Kornayl Cabdilaahi Yuusuf…Q: 94aad Markii aan hawshii caafimaadka ka soo farxashay waxaan ka qayb galay shirar...