Category: Suugaan

Warbaahinta Turkiga Oo Faafaahisay Odaygii Nasiibka Badnaa Ee Xajka Ku Tagay Sababta Kamaradda Doroonka Ah Iyo Dalka Uu U Dhashay

Kadib markii dhawaanahan si xidhiidh loogu faafinayay baraha xidhiidhka Bulshada ee Social Media-ha loo yaqaano waxa ay warbaahinta Turkigu faahfaahin ka bixisay sida ay...

Qisada Askari Maraykan Ah Oo Loo Aqoonsaday Kan Dhiiggii Ugu Badnaa Daadiyey Taariikhda Ciidamada Maraykanka, Loona Diiwaan Galiyey Inuu Laayay 2746 Qof Oo Ciraaqiyiin Ah

Washington (Foore)- Gaashaanle Dillard Johnson oo ka mid ah Ciidamada Dhulka ee dalkaasi Maraykanka ayaa loo aqoonsaday ninkii tirada ugu badan dad ciidamada Maraykanka...

Nin Aan Muuqiisa Laga Garan Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin Oo Qabsaday Warbaahinta, Dalka Uu Ku Nool Yahay Iyo Madaxweyne Caan Ah Oo Arrinkiisa Ka Hadlay

Warbaahinta dalalka Shiinaha iyo Ruushka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey oo dhan waxa ay si weyn u hadal hayaan qisada nin beeralay ah oo u dhashay waddanka Shiinaha...

Nin Ku Hadli Kara 56 Luqadood Oo Caalamka Lagaga Hadlo, Dalalka Luuqadahaasi Lagaga Hadlo Iyo Qaabkuu U Bartay Ee Mucjisada Ah!!

Kani waa Muhamed Mešić oo ah ama loo aqoonsaday wiil mucjiso ah oo dad badan oo adduunkan ku nooli maanta aanay rumaysan Karin arrinta uu sameeyey ama xaqiijiyey...

Qisada Tuulo Dadkii Ku Noolaa Ee Saboolka Ahaa Ay Maalin Kali Ah Ku Noqdeen Maal-Qabeenno Malaayiin Dollar Haysta, Dalka Ay Ka Dhacday Iyo Qof Walba Inta Ku Soo Hagaagtay

Madrid (Foore)- Inkasta oo ay dadka tuuladan ku nooli ahaayeen dad sabool ah oo aan waxba haysan kuna jira xaalad nolol hoose ah, haddana waxa ay noqdeen kuwu seexday...

Maxaad Kala Socotaa Mucjisada Magaalo Carbeed Oo Dadka Ku Nooli Ay Kaliya Saddex Saacadood Soomaan Bisha Ramadaan Iyo Dalka Ay Ku Taallo?!!

Dalka Ay Ku Taallo Tuuladan Layaabka Lihi, Saacadaha Laga Soomo, Wakhtiga Ay Cadceeddu U Soo Baxdo Iyo Wakhtiga Ay U Dhacdo Wekan (Foore)- Saacadaha dunida laga soomo...

17 Faa’iido Oo Laga Helo Timirta, Mar Walbana Kugu Khasbaya In Aanad Gurigaaga Ka Waayin

Geedka barakaysan ee timirtu waa geed ka baxa dhulka kulaylaha ah gaar ahaan dhulka aanay ku baxayn badi dalagyada kale ee la quutaa, dhulka ay timirtu ka baxdo waxa...

Sirta Caafimaadka Iyo Soonka Bisha Ramadaan!

Diinta Islaamka oo caqiido dhab ah, ayaa waxay ku caan baxday ilaalada masaalixda aadamiga. Arintaas waxay ku soo koobtay, qof kasta oo ku abtirsada bulshada aadamiga,...

12 Astaamood Oo Tilmaamaya Dareenka Ay Leedahay Gabadha Wax Jeceli Haweenay Kasta Oo Wax Jecelna Laga Dheehan Karo!!

Gabdhuhu way kala duwan yihiin dabeecad ahaan, taasina waxay keeni kartaa in ay ku kala duwanaadaan calaamadaha ay u muujiyaan marka ay wax jeclaadaan, balse waxa jira...

Naxdin Badanaa: Rakaab Diyaarad Saarnaa Oo Lagu War Geliyey In Duuliyihii Diyaaradda Waday Uu Geeriyooday!!

Maxaad Samayn Lahayd Haddii Adiga Oo Diyaarad Saaran Lagugu War Galiyo In Duuliyihii Diyaaradda waday uu Geeriyooday Oo Aanay Jirin Cid Diyaaradda Waddaa?. Sida ay...

Nin Loo Aqoonsaday Kan Adduunka Ugu Gaaban Oo Dalka Hindiya Ka Dhaliyey In Ay Malaayiin Qof Ka Barakaystaan Oo Caabudaan + Muuqaal

Waddanka Hindiya oo ka mid ah dalalka hab-dhaqannada layaabka leh iyo caadooyinka qariibka ah dadkooda lagu yaqaano ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey waxa ku soo kordhay...

Nin Lo’ Dhaqato Ah Oo Khaati Ka Taagan Dadka Lo’da Caabuda Kadib Markii Ay U Dhalatay Weyl Yar Oo Lix lugood Lihi Iyo Maalqabeenno Ku Baayacay Kumannaan Doollar Balse Uu Ka Diiday

Nin u dhashay waddanka Hindiya oo beeralay ah sidoo kalena Lo’ dhaqato ah ayaa waxa uu khaati ka taagan yahay dadka Lo’da caabuda ee dalkaasi Hindiya ku nool oo...

Haweenay Ninkeedii Kedis Kaga Dhigtay Hadyadda Ilmo Ay Si Kedis Ah U Umushay Maalinta Xuska Gaalada Ee Jacaylka/Valentine

Haweeney kasoo jeedda dalka Turkiga ayaa ka yaabsatay ninkeeda intii ay socotay dorraad dabaaldegyadii Gaalada ee xuska maalinta Jaceylka adduunka oo ku beegneyd 14...