Category: Sheekooyin

Cabsida Yurub Ka Qaadday Magacyada Islaamiga Ah Iyo Qoys Faransiiska Dacwad Lagaga Soo Oogay Markii Ay Wiilkooda Yar Ula Baxeen Magaca ‘Jihad’ + Magacyada Dalkaasi Ka Reebban!!

Qoys ku nool deegaanka Léguevin ee gobolka Toulouse ee Koonfur galbeed ee Faraniiska ayaa wiil yar oo u dhashay waxa ay ugu magac dareen ‘Jihad’ taasina waxa ay...

Qisooyinka Layaabka Leh Ee Ku Duugan Dadka Sucuudiga Lagu Qabqabtay Iyo Amiir Xabsi Guri Loo Diray Oo Isku Furtay $1 Bilyan

Iyadoo in ka badan 200 oo qof oo isugu jira amiirro iyo saraakiil sare oo u dhashay Waddanka Boqortooyada Sacuudigu bishan lagu soo qabqabtay hawl-gal ka dhan ah...

Waddan Haweenku Guurka Raggooda Naceen Aadna Ula Dhacsan In Ay Guursadaan Ragga Ajaanibka Ah Iyo Sababta Keentay!

Waa arrin dabiici ah in haweenka iyo ragga waddan ku wada nool ee isku jinsiyadda ahi mar walba yihiin kuwa is guursada maadaama ay isku waddan yihiin balse walibaa...

Maxaad Kala Socotaa Qisadii Jacayl Ee Ku Dhacday Fannaanadda Caanka Ah Ee Binti Cumar Gacal?- Q:6aad

Kadib meel gaar ah oo cidlo ah ayaan iska fadhiistay aniga oo dhabanka iyo gacanta isku haya oo dhulka ku foorara. Aadbaan u walaacsanaa oo waxa iga muuqatay sida aan u...

Shacabka Masaarida Oo Dhegta U Taagaya Sharci Lala Tiigsanayo Fanaanad Caan Ah Oo Kaftan Ay Tidhi Lagu Maxkamadaynayo

Fannaanad caan ah oo u dhalatay dalka Masar ayaa wajaheysa Dacwad la xidhiidha in ay ka dhawaajisay hadal aan laga fiirsan oo saameyn badan ku yeeshay nolosheeda kaasi...

Suuqyada Dheemmanta Iyo Macdanaha Qaaliga Ah Oo Wali Hadal Haya Silsiladdii Ugu Qaalisanayd Dunida Oo Dheemman Ka Samaysan

Wakhti dhaqaalaha adduunku sidii uu dhawr sano ahaa ka soo kabanayo oo uu soo dhaamayo walina uu suuqa kala iibsiga macdanaha iyo dhagaxaanta qaalliga ahi hooseeyo ayaa...

Maxaad Kala Socotaa Qisadii Jacayl Ee Ku Dhacday Fannaanadda Caanka Ah Ee Binti Cumar Gacal?- Q:5aad

Anna aniga oo cadho jiq ah ayaan ugu jawaabay waar waxba ha iga dhaadhicin kuma rabee orod oo iga daba hadh, maxaad iga rabtaa naga hadh oo naga tag. Khalaas, waxa...

Haweenaydii Ugu Da’da Yarayd Oo Madaxweyne Noqotay, Taariikhdeeda, Halgankeedii Siyaasadeed Iyo Dalka Ay Xukunkiisa Dhawaan Ku Guulaysatay

Iyada oo ay isa soo tarayaan in muddo ahba awoodda ay haween badani ka muujinayaan dhinaca siyaasadda iyo sida ay ugu soo baxayaan kuraasida sarsare ee madaxnimada...

Maxaad Kala Socotaa Qisadii Jacayl Ee Ku Dhacday Fannaanadda Caanka Ah Ee Binti Cumar Gacal?- Q:4aad

Markii uu igu yidhi makaa leexanayo ayaan aniga oo aan is ogayn bir miis dul saarnayd oo qolka taallay la soo boodday oo isku soo maqiiqay aniga oo madaxu cadho I...

Press release: International observers of Somaliland’s presidential election on 13 November 2017 ready to deploy to Somaliland’s six regions

Ahead of Somaliland’s third presidential election on 13 November 2017, a 60-member team drawing on members from 27 countries has fully assembled in Hargeisa,...

6 Hogaamiye Oo Ku Nool Hodantinimo Qaali Ah Iyo Nolol Tii Sarraysay Shacabkooduna Gaajo U Dhimanayaan Daqiiqad Kasta — (Q:3aad)

5. Bashaar Al Asad- Madaxweynaha Suuriya Inkasta oo markasta oo aad aragto muuqaallo laga soo diyaariyay waddanka Suuriya oo aad ku arkayso sawirrada dad dagaalo lagu...

Maxaad Kala Socotaa Madaxweyne Caan Ah Iyo Qoyskiisa Oo Toban Bilood Xabsi Guri Ugu Jira Dowlad Kale

Riyaad, November 12, 2017 – (Foore)- Weli ma maqashay Madaxweyne xil haya oo dowlad kale oo jaar ah xabsi guri gelisay ku dhowaad muddo sannad?. Waligaa ma filaysay...

6 Hogaamiye Oo Ku Nool Hodantinimo Qaali Ah Iyo Nolol Tii Sarraysay Shacabkooduna Gaajo U Dhimanayaan Daqiiqad Kasta — Q:2aad

3. Robert Mugabe – Zimbabwe Madaxweynaha waddanka Zimbabwe Robert Mugabe oo lagu sheego in uu yahay Madaxweynaha ugu da’da weyn madaxweynayaasha wakhtigan ka taliya...