Search

Category: Sheekooyin

19-Ka November Maanta Oo Kale Maxaa Dunida Soo Maray?

19-kii November 636 maanta oo kale waa maalintii uu soo dhammaaday dagaalkii kululaa ee dhex maray muslimiinta iyo gaalada ee ku caan baxay ‘Macrakatul Qaadisiya’,...

16-Ka November Maanta Oo Kale Maxaa Dunida Soo Maray? …W/T: Maxamed M. Yusuf (Ilkacase)

Maanta oo kale 16-kii Bishii November waxa dunida soo maray dhacdooyin dhawr ah oo xusuus mudan waxaanan dhawrkan qodob ka soo qaadna doonaa Maanta oo kale 16-kii...

Magaalo Ay Ku Nool Yihiin Kaliya 5 Qof Iyo 6 Xayawaan Oo Loo Aqoonsaday Magaalada Adduunka Ugu Dad Yar

Magaalo ku taalla waddanka Maraykanka oo lagu magacaabo Molossia oo ka tirsan Gobolka Nevada ayaa waxa la sheegay in ay noqotay magaalada dalkaasi Maraykanka iyo...

Sucuudiga Oo Xaaraan Ku Tilmaamay 50 Magac Oo Ka Mid Ah Kuwa Ubadka Loo Bixiyo Oo Ay Ku Jiraan Magacyo Soomaalidu Aad U Isticmaashaa

Wakaaladda Arrimaha Qoyska ee hoos timaadda Wasaaradda Daakhiliga waddanka Sucuudiga ayaa soo saartay amar ku socda dhammaan waalidiinta dalkaasi iyo dunida muslimkaba...

Madaxweyne Dadkiisa Ugu Dhaartay In Uu Shaarubaha Iska Xiiri Doono Haddii Uu Ku Guul Darraysto Ballan Uu U Qaaday

Madaxweynaha waddanka Venezuela Nicolas Maduro ayaa sheegay in uu ciqaab ahaan shaarubihiisa isaga xiiri doono haddii uu ku guul darraysto in uu dadka danyarta ah ee...

Maraykanka Oo Ka Arrinsanaya Jiir Faro Baas Ku Haya Shacabka Magaalada New York Goobo Dhana Looga Qaxay

Maamulka Heer Gobol iyo heer qaran ee dalka Maraykanka ayaa shir isugu imanaya toddobaadkan kaasi oo lagaga arrinsan doono sidii dalkaasi ula tacaali lahaa Jiir faro...

Laba Kala Leexday! (Buug Xiiso Badan)

Qaybo Xiiso Badan Oo Ka Mid Ah Buug Dhawaan Ifka U Soo Bixi Doona. Waa Sheeko Faneed Abbaari Doonta Laamo Badan Oo Ka Mid Ah Waayaha Nolosha W/Q: Cabdiraxmaan Aadan...

Marka Xidigu ka faroorsado ayuu gal-gashaa! W/Q Cumar M.Faarax

Waxa dhaqan dabiici ah u noqday in marka xidiga siyaasadeed ka foorarsado ee culays uu ka soo waajaho albaabada badan ee uu u garaaco si uu u kasbado codka dadweynaha,...

Kuma Koobni…….!! W/Q Cumar Seerbiya

Xidhiidhka dhexmara aadamaha ayaa ah waxaabaha uu kaga duwan yahay guud ahaan noolayaasha kale, kaas oo qofku markaanu xaalad gooni ah ku jirin ka maarmi karin in uu...

Sheeko Kale Keen: Xukun Qarqoosh – Waa Mayde Aasa! W/Q Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Waxa sheekooyinka Amiir Qarqoosh ka mid ah in meel uu joogay buuq ka dhacay. Buuqii ayuu u kuur galay inuu hubsado. Wuxu arkay mayd la sido oo qaylinaya. Maydku wuxu...

Wixii La Qoraa Quluubta Galee Iibsada Buugaagta Qoran! W/Q Cabdishakuur Heersare

Bulshada meel ku wada nool qof-ba wax-buu ku fiican yahay, oo dadku isku karti, isku qoon, garasho, fikir iyo isku hal-abuurnimo maaha. Waa sunnaha beni’aadamka in qof...

Dalka iyo dareenkayga W/Q Axmed Ismaaciil Maxamuud

Dibad aadayoo, Dal-tabyoodayeey, Damaq iyo xasuus, Dihni-gay gal-yeey, Boholyow dareen, Dambas iga dhig-yey, Hurdo diidayoo, Digriguun wad-yey, Dabadeed Cabdow, Dalkii...