Category: Sheekooyin

Xoghayaha Abaabulka Iyo Wacyigelinta UCID Oo Ka Warramay Kulamo Fasal Cali Waraabe La Yeeshay Madaxda Maraykanka Iyo Finland

“Guddoomiyuhu Waxa Uu Saacadaha Soo Socda Ku Soo Aaddan Yahay Dalkii Hooyo Isaga Oo Soo Mari Doona Imaaraadka”…..Xoghaye Cabdilaahi Kaysar Helsinki (Foore)-...

50-Ka Magaalo Ee Adduunka Ugu Halis Badan, 41 Ka Mid Ahi Waxay Ku Yaallaa Latin America

Caasimadaha iyo magaalooyinka dunida qaar badan oo ka mid ah ayaa la sheegaa in amni ahaan aan lagu noolaan Karin khatartooduna badan tahay. Waxa jira caasimado dagaalo...

Qisada Haweenaydii Duqda Ahayd Ee Ka Mudaharaadaysay Guriga Cad Ee Maraykanka Mudada Ka Badan 35-Ka Sanadood

Kadib markii ay geeriyootay Concepcion Picciotto oo ahayd haweenay duq ah oo ku caan baxday mudaharaadkii ay ka hor samayn jirtay muddada ka badan 35-ka sanadood Guriga...

BAAHIN FURSAD TABABAR XIRFADEED- Hay’adda YOVENCO

Ha’yadda waddaniga ah ee YOVENCO oo kaashanaysa ha’yadda caalamiga ah ee USADF waxay baahineysaa fursad Tababar oo lagu baran doono xirfadda Xinnaha iyo Qurxinta...

Dal Shaaciyey Inay Tijaabo Ahaan Ugu Guulaysteen Hirgelintii Mashruuca Yaxaasyada Loo Adeegsanayay Ilaalinta Maxaabiista

Waddanka Indonesia ee qaaradda Asia oo badhtamihii sannadkii aan soo dhaafnay ee 2015 ku dhawaaqay in uu hirgelinayo mashruuc lagu dhisayo xabsiyo ay ilaalo ka noqon...

Haweenay Ingiriis Ah Oo Hindistay Soona Saartay Cabbaayad Haweenka Ka Ilaalinaysa Kufsiga Lagula Kaco

Sida ay ku warramayso shabakadda wararka Ingiriiska ee Metro, haweenay lagu magacaabo Sara Mabel oo dalkaasi Ingiriiska u dhalatay ayaa toddobaadkan si rasmi ah u...

Dirawalka Ugu Da’weyn Ingiriiska Oo Sannadkii 82aad Ee Dirawal- nimadiisa U Dabbaal Degaya Isaga Oo Aan Khilaaf Waddo Iyo Shil Toona Galin

Giovanni Rosso waa oday duq ah oo ku nool Cambridge oo carriga UK ah, waxaanu bishan diyaar u yahay in uu joojiyo wadista baabuurta kadib muddo 82 sanadood ah oo uu...

Somali children’s magazine aims to boost integration – Aljazeera

Northern Europe’s first children’s magazine that caters to Somalis has been launched in Sweden. The first issue was published last week, and the editor, Musa...

20-Kii Kalidii-Taliye Ee Ugu Awood Badnaa Qaaradda Afrika- Qaybta 7aad

18. Gnassingbé Eyadéma – Togo (1967–2005) Kaalinta 18aad ee Kalidood-taliyayaashii qaaradda Afrika soo maray waxa soo galay Madaxweynihii hore ee waddanka Togo...

Gaadiidkii Dawladda Hoose Ee Laascaanood Oo Laga Iibiyey Kooxda Nabadiidka Ah Ee Khaatumo

Laascaanood (Foore)- Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa aad uga cawday Xoghayaha Dawladda Hoose ee Magaalada...

Xeer Shirkado Caalami Ahi Muddoba Isha Ku Hayeen Oo Culimada Dalku Ku Talisay In La Laalo Xukuumaddana Dib Loogu Celiyo

Guddidii Loo Saaray Xeerka Baananka Ganacsiga Oo Shalay Golaha Wakiilada U Gudbiyey Go’aankoodii Iyo Talo Bixintii Culimada Diinta Hargeysa (Foore)- Guddidii Golaha...

Invitation for Pre- qualification of Suppliers for Goods/Services 2016- 2017 (Population Services International (PSI))

Why Population Services International (PSI)? We’re Population Services International (better known as “PSI”), a global health non-profit. We aim to make it easier...

Mar Kale Iyo Is-Barbar Dhigga Awoodda Sucuudiga Iyo Iiraan: Maanta Iyo Ciidamada Cirka

Awoodda Ciidan Ee Ciidmada Cirka Iran: Tirada Ciidamada Cirka- 52,000 Tirada diyaaradaha dagaalka ee cusub- 74 Tirada diyaaradaha dagaalka ee cirka/dhulka- 186...