Category: Sheekooyin

Wiilkii Sannadkii Hore Loo Qoonsaday Caruuska Adduunka Ugu Da’da Yar Oo Ilmo Yari Ugu Dhashay Cisbitaal Dalka Sucuudiga Ku Yaalla

Tabuk, October 28, 2017, (Foore)- Wiilkii sannadkii hore loo aqoonsaday Caruuskii ugu da’da yaraa in muddo ah taariikhda dalalka Carabta oo lagu magacaabo Cali Maxamed...

Magaalo Aan Qof Dumar Ah Loo Ogolayn, Ragga Oo Kali Ahina Ku Nool Yihiin Iyo Sabab Layaab Leh Oo Haweenka Loogu Diiday!!

Waxa jira mar walba macluumaad iyo xogo aanad hore u maqal oo layaabkeeda leh dad badanina marka ay maqlaan ku noqota arrin aad u layaab badan waana dabciga dunidan aan...

10-Ka Luuqadood Ee Ugu Faafitaanka Badan Caalamka Iyo Luuqadda Carabida Oo Ka Mid Noqotay Kuwa Ugu Faafitaanka Badan Dunida

London, October 26, 2017- (Foore)- Luuqadaha adduunka lagaga hadlaa waxa ay ku kala duwan yihiin xagga fiditaanka iyo sida ay u korayaan tirada dadka ku hadlaa, tirada...

Maraykanka Oo Dalkooda Ka Mastaafurinaya Nin Nabinnimo Sheegtay Dadkana Dil Ugu Hanjabay Haddii Ay Islaamka Qaadan Waayaan

Washington, October 19, 2017 (Foore)- Xukuumadda waddanka Maraykanka ayaa ugu dambayn go’aansatay in ay waddanka Sucuudiga dib ugu soo celiyaan oo dalkooda ka soo...

Caanaha Dameeruhu Ma Caafimaadbaa, Muxuu Cilmiga Caafimaadku Ka Qabaa Maxayse Diinta Islaamku Ka Tidhi? – Qalinka: Dr. Cabdilaahi M. Mahdi

Mawduucani waa mid aqoon korodhsi ah ee ma aha talo bixin caafimaad iyo bogaadin ku aadan isticmaalka caanaha dameerka midna. Waxaan kaga jawaabi doonnaa su’aalo...

Shirkad Maraykana Oo Shaacisey In Ay Shaqaalaysiisey Ra’iisal Wasaarihii Hore Ee Ingiriiska Oo Muddo Bilaa Camal Ahaa

New York (Foore)- David Cameron oo ahaa ra’iisal wasaarihii hore ee waddanka Ingiriiska ayaa shaqo cusub ak helay kambani ku yaalla waddanka Maraykanka kadib in muddo...

Dadka Deegaankii Dhawaan Maska Weyn Lagu Dilay Oo Duurka U Galay In Ay Masas Badan Soo Ugaadhsadaan Iyagaoo Aaminsan In Hilibkoodu Caafimaad Yahay Hargahoodana Ay Iibsan Karaan

Kadib markii toddobaadkan nin u dhashay waddanka Indonesia uu dagaal muddo socday kaga adkaaday mid ka mid ah masaska adduunka ugu waaweyn inta la og yahay ayaa dadkii...

Madaxweyne Caan Ah Oo Suuqyada Dadka Saboolka Ahi Wax Ka Iibsadaan Dhex Mushaaxay, Kana Adeegtay Iyo Qisada Dhex Martay Isaga Iyo Gabadh Maqal-Haye Ah

Istanbul, 02 Oct, 2017- (Foore)- Madaxweynaha waddanka Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan ayaa mar kali ah lagu war helay isaga oo dhex mushaaxaya suuqyada laga...

Taageerayaal Qaylo Sidii Ay Ugu Wadeen Garoonka Kaga Saaray Dhagahana Ku Dillaacin Gaadhay Weeraryahan Khatar Ah Oo Ay Kooxdooda Uga Cabsi Qabeen Iyo Qisada Ku Duugan

Waa markii ugu horraysay inta la diiwaan geliyey dunida kubadda cagta ee ay farsamo sidan oo kale ah adeegsadaan taageerayaasha koox cabsi weyn ka qabtay weeraryahan...

Dhagax Dheemman Ah Oo La Sheegay In Uu Yahay Kii Labaad Ee La Helo Ee Ugu Xajmi Weyn Oo Lagu Kala Iibsaday Lacago Caqliga Ka Baxsan + Waddanka Laga Helay Dheemmantaasi

Gabal Macdanta Dheemmanta ah ayaa magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska lagu kala iibsaday adduun lacageed oo gaadhaya $53 milyan oo dollar waana lacagtii ugu...

Layaabka Dunida: Nin Ku Guulaystay In Ka Badan 145 Shahaado Jaamacadeed Oo Uu Ku Hantay Muddo Ku Siman 30 Sannadood

Professor VN Parthiban, oo wax ka dhiga jaamacad ku taalla magaalada Chennai ee dalka Hindiya wuxuu qaatay in ka badan 145 degree jaamacadeed oo uu ku urursaday mudadii...

Xildhibaan Talyaaniya Oo Shaaciyey Sida Uu Daawashada Kubadda Cagta Ugu Waallan Yahay Hogaamiyaha Mayalka Adag Ee Woqooyiga Kuuriya Kim Jong-Un Iyo Kooxda Uu Taageero

Inkasta oo dunidu mar kasta oo ay magaciisa maqasho markaaba soo xasuusato xukunkiisa mayalka adag iyo dadaalka uu ugu jiro awoodda Nukliyeerka oo dunida kaga jaqaaq...

Vacancy Announcement (SAFERWORLD)- Job Title: Participatory Governance and Peacebuilding (PGP) Project

  JOB DESCRIPTION JOB DESCRIPTION Job title: Participatory Governance and Peacebuilding (PGP) Project Coordinator Location: Hargeisa or Mogadishu with frequent travel...