BREAKING NEWS
Search

Category: Sheekooyin

Shacabka Masaarida Oo Dhegta U Taagaya Sharci Lala Tiigsanayo Fanaanad Caan Ah Oo Kaftan Ay Tidhi Lagu Maxkamadaynayo

Fannaanad caan ah oo u dhalatay dalka Masar ayaa wajaheysa Dacwad la xidhiidha in ay ka dhawaajisay hadal aan laga fiirsan oo saameyn badan ku yeeshay nolosheeda kaasi...

Suuqyada Dheemmanta Iyo Macdanaha Qaaliga Ah Oo Wali Hadal Haya Silsiladdii Ugu Qaalisanayd Dunida Oo Dheemman Ka Samaysan

Wakhti dhaqaalaha adduunku sidii uu dhawr sano ahaa ka soo kabanayo oo uu soo dhaamayo walina uu suuqa kala iibsiga macdanaha iyo dhagaxaanta qaalliga ahi hooseeyo ayaa...

Maxaad Kala Socotaa Qisadii Jacayl Ee Ku Dhacday Fannaanadda Caanka Ah Ee Binti Cumar Gacal?- Q:5aad

Anna aniga oo cadho jiq ah ayaan ugu jawaabay waar waxba ha iga dhaadhicin kuma rabee orod oo iga daba hadh, maxaad iga rabtaa naga hadh oo naga tag. Khalaas, waxa...

Haweenaydii Ugu Da’da Yarayd Oo Madaxweyne Noqotay, Taariikhdeeda, Halgankeedii Siyaasadeed Iyo Dalka Ay Xukunkiisa Dhawaan Ku Guulaysatay

Iyada oo ay isa soo tarayaan in muddo ahba awoodda ay haween badani ka muujinayaan dhinaca siyaasadda iyo sida ay ugu soo baxayaan kuraasida sarsare ee madaxnimada...

Maxaad Kala Socotaa Qisadii Jacayl Ee Ku Dhacday Fannaanadda Caanka Ah Ee Binti Cumar Gacal?- Q:4aad

Markii uu igu yidhi makaa leexanayo ayaan aniga oo aan is ogayn bir miis dul saarnayd oo qolka taallay la soo boodday oo isku soo maqiiqay aniga oo madaxu cadho I...

Press release: International observers of Somaliland’s presidential election on 13 November 2017 ready to deploy to Somaliland’s six regions

Ahead of Somaliland’s third presidential election on 13 November 2017, a 60-member team drawing on members from 27 countries has fully assembled in Hargeisa,...

6 Hogaamiye Oo Ku Nool Hodantinimo Qaali Ah Iyo Nolol Tii Sarraysay Shacabkooduna Gaajo U Dhimanayaan Daqiiqad Kasta — (Q:3aad)

5. Bashaar Al Asad- Madaxweynaha Suuriya Inkasta oo markasta oo aad aragto muuqaallo laga soo diyaariyay waddanka Suuriya oo aad ku arkayso sawirrada dad dagaalo lagu...

Maxaad Kala Socotaa Madaxweyne Caan Ah Iyo Qoyskiisa Oo Toban Bilood Xabsi Guri Ugu Jira Dowlad Kale

Riyaad, November 12, 2017 – (Foore)- Weli ma maqashay Madaxweyne xil haya oo dowlad kale oo jaar ah xabsi guri gelisay ku dhowaad muddo sannad?. Waligaa ma filaysay...

6 Hogaamiye Oo Ku Nool Hodantinimo Qaali Ah Iyo Nolol Tii Sarraysay Shacabkooduna Gaajo U Dhimanayaan Daqiiqad Kasta — Q:2aad

3. Robert Mugabe – Zimbabwe Madaxweynaha waddanka Zimbabwe Robert Mugabe oo lagu sheego in uu yahay Madaxweynaha ugu da’da weyn madaxweynayaasha wakhtigan ka taliya...

6 Hogaamiye Oo Ku Nool Hodantinimo Qaali Ah Iyo Nolol Tii Sarraysay Shacabkooduna Gaajo U Dhimanayaan Daqiiqad Kasta

Dunidan guudkeeda waxa ka taliya oo jira hogaamiyayaal shacabkooda la dareen ah oo u shaqeeya wax badana u qabta halka kuwo kale oo badani ay iyana ka hodmaan oo kali ah...

Barnaamijka Deeqaha Iswaafaqsan ee Ganacsiga–wareeggii 2(t): Deeq u Furan Dumarka Ganacsiyada leh

Codsi Arji Kooban (Request for Concept Notes) Hay’adda Development Alternatives Inc. (DAI) waxay maaraysaa mashruuc dhaqaalihiisa uu bixiyo Bangiga Adduunka oo loogu...

Barnaamijka Deeqaha Iswaafaqsan ee Ganacsiga–wareeggii 2(b): Taageero loogu Talo Galay Ganacsiyada Gaarka loo Leeyahay si loo Abuuro Qaab loogu Adkaysan karo Isbed-beddelka Cimilada

Deeqaha Tayaynta iyo Horumarinta Ganacsiga Soomaalida Barnaamijka Deeqaha Iswaafaqsan ee Ganacsiga–wareeggii 2(b): Taageero loogu Talo Galay Ganacsiyada Gaarka loo...

Wiilkii Sannadkii Hore Loo Qoonsaday Caruuska Adduunka Ugu Da’da Yar Oo Ilmo Yari Ugu Dhashay Cisbitaal Dalka Sucuudiga Ku Yaalla

Tabuk, October 28, 2017, (Foore)- Wiilkii sannadkii hore loo aqoonsaday Caruuskii ugu da’da yaraa in muddo ah taariikhda dalalka Carabta oo lagu magacaabo Cali Maxamed...