Search

Category: Barnaamijo

Muddo Ka Badan 38 Sanadood Ayaanu Jidhkiisa Biyo Marin Gadhka Iyo Timahana Iska Xiirin

Nin u dhashay wadanka Hindiya oo haysta Diinta Hinduuga da’diisuna tahay 66-jir ayaa lagu soo warinayaa in aanu maalintii uu guursaday illaa maanta gadhka iyo timaha...

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

Nasir Yusuf Dahir (Nazir Nazka], Sahal Ahmed Mohamed,Khaire Ahmed Aw Adan,Ahmed Abdilahi Kastar,Mohamed Abdilahi Warsame,Saed Ismail Mohamed,Sahal Maxamuud...

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Hooyo Xabiba Cabdilahi Sheedaal, Aabbo Ismaciil sheikh cumar, Raxma ismaciil sheikh Cumar iyo caruurteeda, Nimco Ismaaciil Cumar,Najax Ismaaciil sheikh Cumar, Farax...

Wixii La Qoraa Quluubta Galee Iibsada Buugaagta Qoran! W/Q Cabdishakuur Heersare

Bulshada meel ku wada nool qof-ba wax-buu ku fiican yahay, oo dadku isku karti, isku qoon, garasho, fikir iyo isku hal-abuurnimo maaha. Waa sunnaha beni’aadamka in qof...

Dalka iyo dareenkayga W/Q Axmed Ismaaciil Maxamuud

Dibad aadayoo, Dal-tabyoodayeey, Damaq iyo xasuus, Dihni-gay gal-yeey, Boholyow dareen, Dambas iga dhig-yey, Hurdo diidayoo, Digriguun wad-yey, Dabadeed Cabdow, Dalkii...

Madaxweyne Geelle Oo Kulan Saacado Qaatay Ku Qaabilay Siilaanyo Iyo Jabuuti Oo Kor U Qaadaysa Xidhiidh Iskaashi Oo Somaliland Dhex Mara

Maadaxweyne Geelle iyo Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo waxay yeesheen kulan socday saacado oo aanay cidina ku wehelin waxaana la sheegay inay labada...

Xalay Iyo Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo U Jeediyay Qurbo Jooga London

Hargeysa(Foorenews)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed 81DUQAMaxamed Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay qurbo...

Urur Siyaasadeed Qurba Joog ah oo Maanta Loogu Wanqalay Hargiesa.(Salwa)

Hargeisa (Foorenews)-Gudoomiyaha golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Md.C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” oo uu weheliyo Wasiirka Wasaarada Kallumaysiga iyo...

farsama-yaqaanada timaha jara

Konton xubnood oo Xirfadleyaasha ka hawl-gala Rayiisleyaasha magaalada Hargaysa ayaa manta Aqoon iswaydaarsi uga furmay Hotel Hadhwanaag ee Caasimadda Hargaysa, kuwaasoo...

Wasiiru dawlaha arimaha dibada

Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan, ayaa markii u xorreysay farta ku fiiqay gal-daloolooyinka ka muuqda ololaha loogu jiro...

kuuriyada Koonfureed

Daraasad milateriga Kuuriyada koonfureed maanta soo bandhigeen,Ayaa daboolka ka qaaday,In % 64 askarta dhimataa ay iyagu gacantooda isku dilaan,shantii sanadood ee u...