Category: Barnaamijo

179-Jir Hindiya Oo Loo Aqoonsaday Qofka Adduunka Ugu Da’ Weyn

Iyada oo maalinba maalinta ka dambaysa warvaahinta adduunku baahinayso arrin aad la yaabto intaana warbaahinta ka warranta arrimaha layaabka leh iyo mucjisooyinku ay...

Siyaasiyiin Doorasho U Tartamaysa Oo U Kala Dheeraynaya Nin Hindiya Oo Qaba 39 Dumara, Dhalayna 127 Caruura

Iyada oo wadanka Hindiya ku jiro Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka iyo Baarlamanka ayaa siyaasiyiinta waddankaasi, gaar ahaan kuwa ku nool deegaanka Atal Baradesh ayaa...

Waxa Ka Ogow Awoodda Maalqabeenada Yuhuuddu Ku Leeyihiin Siyaasadda Dawladda Maraykanka!

Washington (Foore/W.Wararka)- Sheldon Adelson oo ah Duq 80-jir ah ayaa shirkado badan oo Shirkadaha Khamaarka iyo Hoteelo badan ku leh Maraykanka gaar ahaan magaalada...

7-dii Arrimood Ee Ugu Layaab Badnaa Ee Maalqabeeno Carbeed Ku Bixiyeen Lacagtoodii Ugu Badnayd Sanadkii 2013

Inta badan waxa aad aragtaa maal-qabeeno carbeed oo la warinayo in ay lacagtooda ku bixiyeen meelo aan munaasib ahayn taasi oo noqotay arrin inta badan muddooyinkan...

Kelmadda OK Oo Sannadkii 176aad Oo Xidhiidh Ah Wali Ku Jirta Kaalinta 1aad Ee Kelmadaha Loogu Isticmaal Badan Yahay Dunida

Waxa jira Kelmado ay isticmaalkooda ka siman yihiin shucuubta adduunku luuqadda ay doonaan haku hadlaane, waxaana kelmadahaasi inta badan laga siman yahay ay noqdeen...

Wax Ka Baro Waddanka Dadkiisu Ku Hadlaan Luuqadaha Ugu Badan Dunida (In Ka Badan 820 Luuqadood)!

Jasiiradda Papua New Guinea oo ku taalla Badweynta Baasifigga una dhaw dalalka Indonesia iyo Australia oo ay ku nool yihiin ku dhawaad ku dhawaad 7-milyan oo qof ayaa la...

Laba Kala Leexday! (Buug Xiiso Badan)

Qaybo Xiiso Badan Oo Ka Mid Ah Buug Dhawaan Ifka U Soo Bixi Doona. Waa Sheeko Faneed Abbaari Doonta Laamo Badan Oo Ka Mid Ah Waayaha Nolosha W/Q: Cabdiraxmaan Aadan...

Xanuun Dhif Dunida Ku Ah Ayaa Ku Khasbay 25 Sanadood Oo Ay Noolayd In Aanay Waligeed Cunto Afkeeda Galin

Mango Dahara, waa gabadh yar oo u dhalatay wadanka Hidniya oo da’deedu tahay 25-jir,

Iiran Oo Xulka Dalkeeda Ee Haweenka Ka Eriday Afar Haween Ah Oo Lagu Tuhmay In Ay Jinsi Ahaan Rag Yihiin

Xidhiidhka kubadda cagta wadanka Iiraan gaar ahaan qaybtiisa Haweenka ayaa xulka haweenka kubadda cagta wadankaasi waxa ay ka eryeen Afar ciyaaryahan oo haween ah...

Gabdho Mataano Ah Oo 27 Sanadood Kadib Dhalashadoodii Isku Helay Aaladda Interetka Ee Twitter

Waxa ay noqotay dhacdo xiiso badan oo dad badan soo jiidatay kadib markii shabakadda sky news baahisay laba gabdhood oo walaalo ahaa oo waliba mataano ah in ay is heleen...

Budhcad-Tiknoolajiyeed (Hackers) Si Xun U Jabsaday Xarumaha Kombuyuutarada Ee Wasaaradda Difaaca Israel

Budhcad Tiknoolajiyeed loo malaynayo in ay dhalasho ahaan ka soo jeedaan wadanka Falastiin balse wali aan si rasmi ah loo aqoonsan ayaa u dhacay oo jabsaday Seerfarka...

Si Ay Uga Baxsato Deyn Badan Oo Lagu Leeyahay Ayay Jinsigeedii Baddashay Oo Ay Nin Iska Dhigtay!!

Haweenay u dhalatay wadanka Ruushka oo ka baxsanaysay dayn lacageed oo badan oo lagu lahaa ayaa keenay in ay go’aansato in ay gasho qalliino culus oo lagu badalay...

Madaxweynaha Faransiiska Oo Fadeexaddii Soo Gaadhay Darteed Xaqiijiyey In Ay Kala Dhaqaaqeen Xaaskiisii

Madaxweynaha wadanka Faransiiska François Hollande ayaa saxaafadda u xaqiijiyey in ay kala tageen xaaskiisii Valerie Trierweiler kadib fadeexaddii dhawaan la soo...