Category: Barnaamijo

Youth For African Renaissance (Y-FAR) – Thesis Proposal & Report Writing Workshop

Objective The objective of this 15-days workshop is to support undergraduate students as they prepare their formal proposals for submitting graduation purpose....

10-Ka Sharci Ee Ugu Layaab Badan Ee Lagaga Dhaqmo Waddanka Hindiya

Waddanka Hindiya oo ay ku nool yihiin dadka adduunka ugu badani marka laga yimaad waddanka Shiinaha oo kaalinta koowaad ah ayaa waxaa waddaankasi Hindiya mar walba lagu...

Haddii Boqoradda Ingiriisku Tahay Boqoradda Ugu Da’da Weyn Boqorrada Ah, Waa Tuma Boqoradda Ugu Da’da Yari?

Wakhti Boqoradda Waddanka Ingiriiska ee Queen Elizabeth Laba oo da’deedu tahay 91-jir loo aqoonsaday ama ay tahay boqoradda wakhtigan dunida ugu da’da weyn uguna...

Waddan Liiska Koox Fallaago Ah Oo Mucaarid Ku Ah Dalkeeda Ku Dartay Tababare Kubbadeed Oo Dunida Si Weyn Looga Yaqaan!

Inkasta oo kubadda cagta iyo siyaasaddu kala yihiin laba arrimood oo aad u kala duwan sida qaalibka ahna siyaasadda iyo ciyaaraha la kala dheereeyo haddana dhacdadani...

Shaqooyinka Ay Xiiseeyaan Wakhtigooda Firaaqada Qaar Ka Mid Ah Madaxweynayaasha Dunidu Iyo Xiisaha Ku Lammaan Hiwaayadooda

Cammaan, December 23, 2017- (Foore)- Fardo-fuulka, dabbaasha, toog-barashada, ugaadhsiga, dhaqashada ugaadhha iyo arrimo kale oo badani waxa ay yihiin hab-dhaqammada...

La Yaabka Dunida: Waddan Tirada Eyda Laga Dhaqdaa Ka Badan Tahay Tirada Caruurta Dalkaasi Ku Nool

Sida ay Sabtidii Toddobaadkan baahisay Wakaaladda wararka ee Reuters, waddanka Japan ayaa waxa laga diiwaan geliyey dhacdo layaab leh kadib markii la ogaaday in tirada...

Waa Tuma Haweenaydii Ugu Horraysay Ee Safiir Ka Noqonaysa Waddan Aan Hore Haween Safiirro Ah Loogu Diri Jirin

Riyaad, December 21, 2017 (Foore)- Wakhti Is Baddalo waaweyn oo dhinacyo badan taabanayaa ka socdaan waddanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa waxa dalkaasi Sacuudiga...

Layaabka Dunida: Huteel Marka Ay Macaamiishu Soo Galaan Ee Ay Cuntada Dalbanayaan Dhammaan Dharka Oo Dhan La Iska Dhigayo, Layaabkeeda Iyo Dalka Ay Ku Taallo!!

Xaqiiqanimo si kasta oo dunidan maanta aynu ku nool nahay u sii horumarayso oo dalal badan oo adduunka ahi horumar ka samaynayaan dhinaca tiknoolajiyada iyo aqoonta...

Nin Afrikaan Ah Oo Sannadkii 3aad Loo Caleemo Saaray Taashka Foolxumada Dalkiisa Kana Qayb Galaya Foolxumada Adduunka

Harare, Dec 11, 2017 (Foore)- William Masvinu oo u dhashay Waddanka Zimbabwe aadna looga yaqaanno qaaradda Afrika iyo guud ahaan caalamka ayaa markii saddexaad waxa loo...

Blinkist Magazine: Wax Akhrisku Waa Dhaqanka Dadka Nolosha Guul Ka Gaadhay- Waligaa Ka Caado Dhigo Wax Akhriska

Dadka maanta lagu tiriyo inay nolosha guulo ka gaadheen waxay wadaagaan hal shay oo keliya, maaha maskax badnaan, maaha nasiib wanaag mucjiso ah oo ay la kulmeen laakiin...

Maxkamad Shiinaha Ku Taal Oo Bilowday Inay Imtixaan Ka Qaado Dadka Isfuraya ‘Divorce Exam’ Iyo Wakhtiga La Galo Imtixaankan

Furriinku ma ahan wax sahlan, haddii lammaanaha isfuraya ay yihiin Soomaali ama Shiineys, laakiin si gaar ah waxaa furriinka si gaar ah heerka maxkamadda usii adkeeyey...

Madaxweyne Caan Ah Oo Mar Kale Aroos Wadareed U Dhigay Boqolaal Ka Tirsan Ciidamada Dowladdiisa, Yuu Farriin U Dirayaa!!?

Madaxweynaha waddanka Suuriya Bashaar Al Asad ayaa mar kale waxa uu ciidamo fara badan oo ka mid ah ciidmada waddankiisa u sameeyey aroos wadareed ballaadhan oo uu hal...

BITCOIN: Shacabweynaha Aduunka Oo Markii U Horeesey Awood u Yeeshey Iney Daabacan Karaan Lacagahooda- Qalinka: Bashiir Cali Cabdi (Abu Taariq)

Qoraalkeygan kooban waxaan ku lafa-guri doonaa suaalaha ay ka mid yihiin; Maxay tahay Bitcoin?… Yaa sameeyey?… Sidey u shaqeysaa?… lacagaha kale ee la...