BREAKING NEWS
Search

Category: Barnaamijo

Badbaabada Hooyada: Wax Ka Ogow 14 Arrimood Oo Aanay Haweenaydu Guriga Ugu Dhali Karin Loona Baahan Yahay Inay Cisbitaal Ku Umusho

Maadaama hooyooyin badan ay doorbidaan inay guryaha ku fooshaan, waxaa muhiim ah in uurkaasi uu yahay mid si dabiici ah loogu dhalin karo xaafadda, laakiin haddii ay...

10-Ka Magaalo Ee Dadka Ugu Badani U Safreen Sannadkii 2017, Magaalooyinka Shiinaha Oo Calanka U Sida, Halkeese Dubai Kaga Jirtaa?

Dunida waxa jira Magaalooyin siyaalo kala duwan loo booqdo oo maalin walba, wiig walba, bil walba iyo sannad walba qaabila tirada dadka ugu badan ee Musaafiriin ah ee...

Madaxweyna Buurnidiisu Hadal Hayn Badan Dhalisay Oo La Ogaaday Sababta Uu U Naaxay Iyo Dhakhtarkiisa Oo Daaawo Lagu Caataynayo U Soo Saaray

Madaxweynaha Waddanka Woqooyiga Kuuriya Jim Jong Un oo ah hogaamiye dhallinyaro ah oo macangag ah oo aabihii xukunka dalkaasi ka dhaxlay ayaa waxa mar walba hadal ka...

Madaxweyne Caan Ah Oo Xaaskiisa Ugu Hanjabay Furriin Haddii Gurigiisa Lagu Kariyo Cunto Dibadda Laga Soo Dhoofiyey!!

Madaxweynaha waddanka Jeejniya Ramadaan Qaadiroof (Ramzan Kadyrov) ayaa waxa uu mar kale ku celiyey in uu xaaskiisa furi doono haddii uu Gurigiisa ku arko iyada oo lagu...

Caalamka Oo Wali La Yaabban Sirta Ka Dambaysa Tuulo Hablaha Yaryar Ee Ku Nooli Muddo Kadib Isku Baddalayaan Wiilal!!

Inkasta oo markii hore wararkii Arrinkan warbaahintu ka soo wariyeen loo haystay warar malo awaal ah oo laga badbadiyey haddana waxa sii socda xaqiiqada sheekadan iyo...

Ra’iisal Wasaare Lagu Dhaliili Jiray Dookh Xumada Sharaabaadada Uu Ku Labbisto Oo Ugu Dambayn La Ogaaday Waxa Ku Kallifay!

Inkasta oo Ra’iisal Wasaaraha waddanka Canada Justin Trudeau uu shacabka waddankiisa iyo guud ahaan dadweynaha adduunka ee sida gaarka ah u qiimeeya labbiska...

Waddan Afrikaan Ah Oo Magaalo Gaar Ah U Diyaariyey Haweenka Carmasha Ah, Raggana Ka Mamnuuc Ah Iyo Sababta!!

Xukuumadda waddanka Masar ayaa diyaarisay Tuulo lagu magacaabo Al-Samaaxa oo loogu talo galay kaliya in ay ku noolaan karaan kana shaqaysan karaan haweenku oo aan ragga...

Ninka Adduunka Ugu Dheer Iyo Gabadha Adduunka Ugu Gaaban Oo Ku Kulmay Buuraha Loo Dalxiiska Tago Ee Dalka Masar

Toddobaadkan Goobaha loo dalxiis tago ee dalka Masar ee ay ku yaallaan Buuraha Ahraamta loo yaqaano waxa si kedis ah oo aan la sii qorshayn ugu kulmay dadkii...

Waraaqo Sir Dawladeed Oo Xasaasi Ah Oo Lagaga Dhex Tagay Dukaan Ku Yaalla Dalka Australia Iyo Nuxurka Sirta Kashifantay

Cambera, February 01, 2018- (Foore)- Dowladda Australia ayaa bilowday baadhitaan la xidhiidha sida ay ku dhacday in waraaqo sir dowladeed ah oo xasaasi ah ay bannaanka...

Cadho Weyn Oo Ka Dhalatay Haween Muuqaalka Jidhkooda Foostooyin Lagu Tilmaamay

Colombo, January 27, 2018 (Foore) – Dalka Sri Lanka ee ku yaalla qaaradda Asia waxa cadho xooggan ayaa ka dhalatay kadib markii shirkad ka shaqaysa arrimaha...

Youth For African Renaissance- PROJECT CYCLE MANAGEMENT TRAINING

Introduction In order to maximize the chances of success of any individual, it is important that he/she understands the various aspects of the project cycle management....

Youth For African Renaissance (Y-FAR) – Thesis Proposal & Report Writing Workshop

Objective The objective of this 15-days workshop is to support undergraduate students as they prepare their formal proposals for submitting graduation purpose....

10-Ka Sharci Ee Ugu Layaab Badan Ee Lagaga Dhaqmo Waddanka Hindiya

Waddanka Hindiya oo ay ku nool yihiin dadka adduunka ugu badani marka laga yimaad waddanka Shiinaha oo kaalinta koowaad ah ayaa waxaa waddaankasi Hindiya mar walba lagu...