Search

Category: Aragtida Dadweynaha

Sidii Bisad Iyo Jiir Maxaa Kala Haysta, Wariye Maqiiqan Iyo Askari Keeb-La-Yuurur Ah

Garoowe (Foore)- iyada oo ay sida qaalibka ah isa soo tarayaan dhibaatooyinka kala qabsaday Askarta iyo Wariyayaasha ka hawl gala Warbaahinta dunida dacaladeeda ayay...

Falanqaynta Webka: Ma Siyaasi-baa Mise Waa Suldaan?- Qalinka: C/Shakuur Heersare

Hargeysa (Foore)- Waxa la joogaa xilli ay muuqato in la isku dhex milmay. Waxay milgihii iyo hugiiba ay ka xayuubiyeen mansab waqtiyo hore meel sare kaga jiray meertada...

Dan Baa Itidhi Tahriib!! (Rag Cadalad Wayay Sida Cawsha Kala Carrar)

Qoraalkan koobani wa mid aan u hibaynayo dhamaan dhalinyarada Somaliland.maqaalkani wax taban doona nolosha dhabta ah ee ay ku sugan yihiin dhalinyarada Somaliland,...

“Saacid Waxaan Ku Tilmaami Karaa Inuu Yahay Dhibbane Siyaasadeed…” Prof: Axmed Ismaaciil Samatar

Prof, Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa hadlay go’aanka Baarlamaanka Soomaaliya ay kalsoonida kagala noqdeen isla markaana ay ku rideen Xukuumaddii uu gadhwadeenka ka ahaa...

Gorfaynta Buugga “DIRKII SACMAALLADA” W/Q: Nada Yuusuf Cumar

Jaldiga kore ee buugga marka aad eegto waxa aad judhiiba arkaysaa oo ku soo jiidanaaya habka farshaxannimada leh ee loo nashqadeeyay buugga. Midabkiisu waa doogo madaw...

Reer Xamarka Hargeysa Joogaa Yaa Wakiil Ka Ah?

Waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan shacabka reer somalilnad meel kasta oo ay joogaan. salaan kadib waxaa jirta dad badan oo kasoo jeeda xamar iyo meelaha ku dhow dhow...