Category: Aragtida Dadweynaha

Madasha Miisaanka Leh Ee La Filaayo In Lagu Caleemo Saaro Suldaan C/raxiin Saxardiid Kaahin W/Q: Ayaanle Ismaaciil Aw Daahir

Labaatankii sanadood ee u dambeeyey raga saaxada madax dhaqameedka ku soo biiray waxay kala ahaayeen sadex , Nin la wareegay Xil-dhaqameed dhaxaltooyo ahaa oo aanu u...

Safaaraddii Somaliland Ee Itoobiya Waxay U Baahan Tahay Gurmad Deg Deg Ah Mudane Madaxweyne

Tan iyo markii ay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo la wareegtay talada dalka,waxay dan-jiraha saxaafadda caasimadda itoobiya ee Addis ababa ugu soo magacawday Wariyihii...

“Waxaan Maqli Jirey Dalka Jabuuti Qofkii Dawladda Soo Hadal Qaada, Leydhka Iyo Biyaha Ayaa Laga Jaraa” Muj. Cali Xaraaro

Waxaan ahay nin arkayaa Waxaan uunka u muuqan Oo keligii anfariir siiyey Umadyey i dhegeysta Ergedaan ahay maanta Hadaydaan ii adeecin Ilaahay belenkii ibtilaa dhici...

Anigoo ku hadlaaya Afka Guddiga Gobolka M/Jeex, Garabka dhaliyarada, Garabka Haweenka iyo dhamaan taageerayaasha baaxada leh ee Xisbiga….

Anigoo ku hadlaaya Afka Guddiga Gobolka M/Jeex, Garabka dhaliyarada, Garabka Haweenka iyo dhamaan taageerayaasha baaxda leh ee Xisbiga Waddani, Waxaanu si buuxda u...

Shan qodob oo Goloha Guurtida Somaliland ku waayi karo kalsoonida shacabka taas oo horseedi karta in dib looga fiirsado jiritaanka Golahaas.

Somaliland waxay soo martay marxalado kala duwan oo u kala adkaa sida ay u kala horreeyeen, marxaladahaas qaarkood waxa ay kaga soo gudubtay guurtidiii xilligaas joogtay...

Milicsiga Taariikhdii Iyo Shakhsiyadii Madaxweyne Siilaanyo

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland axmed maxamed maxamuud siilaanyo waxa uu ku dhashay sanadkii 1936 tuulada dheryalay oo ka tirsan degmada balidhiig ee gobolka...

Xildhibaan Dheegow, Halkeebaad Adigu Ka Taagnayd Faysal Markii Ay Cirro Shanta Sano Isku Qolka Deganaayeen?

Labadii Jeer Ee Faysal Musharaxa Madaxweyne Ahaa Miyaanad Kasoo Horjeedin Cirrona Maalkiisa Iyo Muruqiisa La Kortaagnayn? By Dr. Farxaan Taariikhdu waa markhaati....

Ka-Been-Sheegga Taariikhda: Jaamicadda Indian Ocean Ee Muqdisho- Hadal Haynta Maalmahan Tirsiga 32aad

“Halkan gaban yar baa qalan, Halkan geesi baa yaal, Halkan gaari baa wadhan, Halkan waxa ku gawracan, Guurtidii xulka ahayd, Dhankan culimo gaariyo Gadh-cas iyo...

Sawir Kartoon Xiiso Badan Iyo Siyaasadda Xisbiga WADDANI

INVITATION TO BID

TENDER NUMBER WVSL-79 BACKGROUND INFORMATION World Vision International Somaliland program is a child focused and community based, relief and development agency and...

Kooxaha Heerka Labaad Ee Degmada Ibrahim Koodbuur Oo Qaaddacay Shuruudihii Xidhiidhka Kubadda Cagtu Ku Xidhay

Wasaradda Horteed Wan Jirnay Wanan Jiri Doona,Caadana Waxa U Ahaan Jirtay Xidhiidhka Inay Mar Soo Bararugaan Dhawrkii Sano Mar Lacagna Urursadan Marka hore waxan si...

Wax Ka Baro Ereyga Somalization Oo Wakhtigan Dunidu Aad U Isticmaasho Iyo Ujeedooyinka Laga Leeyahay?

Haddii aan ereyga si toosa u macneeyo (Direct translation) oo macnaha imika dunida loo yaqaano aan iskaba dhaafo, waa soomaaliyeyn oo macnaha ereygu ay ahayd in lagu...

Hambalyo Aroos Oo Ku Socota. Cabdiqani Abiib Maxamuud Samaale Iyo Marwadiisa: Kawsar Faarax Yuusuf

Dhamaan Asxaabta ay Magacyadoodu Hoos Ku qoran yahiin waxay Tahniyad Aroos U Dirayaan Arooska CABDIQANI ABIIB MAXAMUUD SAMAALE IYO MARWADIISA KAWSAR FAARAX YUUSUF.