Category: Aragtida Dadweynaha

Ninkii Obama Inantiisa Jeclaaday Oo Isagii La Isku Rogay! Waxa Jacaylkeeda U Soo Ban Dhigtay Haweenay Kenyan Ah

Garyaqaankii reer Kenya ee Felix Matagei ee dhawaan shaaciyey inuu doonayo inuu guursado gabadha yar ee uu dhalay Madaxweynaha dalka Maraykanka, Barack Obama ee lagu...

Al-Shabaab: ‘Xasan Turki Ayaa 1989-Kii Muqdisho Ku Dilay Baadarigii Weynaa Ee Colombo’

Alshabaab Oo Ka Sheekaysay Shakhsiyaddii Xasan Turki Xaqiijisayna Geeridiisii Dhawaan Muqdisho (FOORE)- Warqad qoraal ah oo ku qoran Luuqadda Carabiga oo ay shalay soo...

Dhagaraha Qarsoon Ee La Doonayo In Lagu Buburiyo G/Guurtida Jam. Somaliland

Diyaariye: Cabdillahi Faarax Tubeec G/Gurtida Jamhuuriyada Somaliland waxaa la Aasay sanadkii 1991 waxaanu lagu Aasasay Magaalad Burco, waa gole dhaqan balse door mihiim...

Wuxuu Is Lahaa Quraanka Kariimka Ah Khalad Ka Soo Saar, Maxaase Kaga Soo Baxay?!!

Toronto (FOORE/W.Wararka)- Dr. Grey Miller, waa Macalin Jaamacadeed, waxa uu Toronto University ee wadanka Kanada ka Dhigaa Maaddada loo yaqaan Cilmul Mandiq (Logic),...

Ehelada Marxuum Yuusuf Dirir Cabdi Oo Aargoosi Ku Baaqay, Madaxweynaha Muqdishona Ugu Baaqay Inuu Godobtaasi Iska Dul Qaado (Warbixin + Daawasho)

“Dilka Inankayaga Waxa Ka Dambeeya Masuuliyiinta Xukuumadda Xamar Ka Tirsan, Waanu U Soo Aargoyn Doonaa Insha Allah, Dil Qorshaysan Ayuu Ahaa…….” “Gaadhiga Iyo...

Muj. Xasan Guure Oo Ka Digay Khatar Ka Dhalan Karta Khilaaf Uu Sheegay Inuu Ka Dhex Qarxay M/Siilaanyo Iyo Gudoomiyaha Guurtida

“Muranka U Dhexeeya Labada Oday Ee Dalka Ugu Wayni Ma Sahlana…Guurtidu May Ahayn Inay Dalka Fad Qalalo Galiso..” Hargaysa (FOORE)- Guddoomiyaha Madasha wadatashiga...

Muj. Ibraahim Dhegaweyne Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xukumadda Iyo Golaha Guurtida

“Hargeysa Guri Kama Taagnayn, Guri Aanu Fadhiisano Ayaanu Ka Weynay Maalintaanu Soo Galnay” Hargeysa (FOORE)- Mujaahid Ibraahim Xuseen (Dhegoweyne), oo ka tirsan...

Guriga Cad Oo Shacabka Maraykan Ugu Qalbki Qaboojiyey In Xoghayahoodii Dibadda Ee Baaskiilka Ka Dhacay Fayo Qabo

John Kerry Oo Loola Cararay Cisbitaal Ku Yaalla Geneva Kadib Markii Uu Shil Ku Galay Baaskiil Uu Kaxeenayay Kuna Jimicsanayay Geneve (Foore)- Xoghayaha Arrimaha Dibadda...

Madaxda Afrika Ee Ku Guulaysatay Horyaalka Xasuuqa Iyo Bahalnimada!

-Jean Bedel Bokasa (Jamhuuriyada badhtamaha afirka) wuxuu xasuuqay ardayda dalkaasi isagoo amar ku bixiyey in ardayda toos loo toogto. Dadka ay ciidankiisu laayaan ayuu...

Howl-Gabka Qanjidhka Dhuunta Ee Thyroid (Hypothyroidism- Cudur Haweenka Soomaalida Ku Badan-

Waa Maxay Qanjidhka Dhuunta Ee Thyroid? Qanjidhka thyroid-ka wuxuu ku yaallaa dhuunta, wuxuuna labada dhinac ka xigaa tuunbada hawa mareenka qeybteeda kore sida sawirkan...

Bogsan Waaga Boogtiyo Baadi Goobka Jacaylka (Sheeko Jacayl Ah) Q:1aad

W/Q: Khadar Abshir Yusuf Deegaanka gar-duur waa deegaan barwaaqo ah, xoolaheeduna ay wanaagsan yihiin iyadoo ay sabab u tahay baadka kuyaalla. Hase ahaatee meesha...

Daawo barnaamij khaas ah oo lagaga sheekaynaayo gudiagalkii Burco 27 May

Daawo barnaamij khaas ah oo lagaga sheekaynaayo gudiagalkii Burco 27 May.

Dhamaan Hawlwadeenada Wargeysa Foore Iyo Shabakaduba Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Reer Cabdi Hilqad Geerida ku Timid Aabbohood!!!!!!

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajucuun,Dhamaan Hawlwadeenada Wargeyska Foore iyo Shabakada Wararka ee Foorenews Waxaanu Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Reer Cabdi Maxamed...