BREAKING NEWS
Search

Category: Aragtida Dadweynaha

Dhimashadii Sayid Maxamed Cabdille Xasan – Qalinka: Cali Cabdi Coomay

U Qixiddii Iimey Sayidka iyo koox Daraawiish ah oo la socotay waxa ay u qaxeen dhinacaa iyo dhulka Soomaalida Itoobiya, gaar ahaan Iimey. Waxa ay gaadheen webiga...

Musharraxa Madaxweynaha Ayaan La Hadlayaa: Q:1aad Ee Qalinkii Cabdiraxmaan Cadami

Waxa dhawaan si rasmi ah u bilaabmaya ololihii doorashada Madaxtooyada inkasta oo uu markii horeba iska socday, markii xisbiyadu ka dhego adaygeen sharciga iyo amarkii...

Saamaynta Caafimaad ee Xaaraan Cunista Casrigani leedahay

Masuuliyiinta xilka ummadda u haysa qaarkood markay xilka qabtaan waxay markaba bilaabaan inay laba liqaan xoolaha ummadda oo qaab xaaraan ah u isticmaalaan. Masuulkii...

Kumuu Ahaa Fanaankii Mulaxameystihii Abwaankii Cabdillahi Qarshe”W/Q Cumar Serbiya

Cabdullaahi Maxamuud Maxamed (Qarshe) sannadkii 1924-kii ayuu ku dhashay magaalada Mooshi oo ka tirsan gobolka Kilimanjaaro ee dalka Tansaaniya , ka dibna waxa la geelay...

Oohinta Inna Saleebaan Bidde!- Qalinka: Ilyaas Cabdi Cali

Markii u horeysay ee aan maqlo magaciisa fasalka Lixaad ee dugsiga dhexe ayaan ka dhigan jiray dugsiga Naasa Hablood ee magaalada Hargeysa, waxaanu markaasi xiisada...

Taariikh Nololeedkii Iyo Fankii Abwaanka Weyn Siciid Maxamed Oo Loo Yaqaano Siciid Harawo – Qalinka: Ibraahim Cali

Waxaynu maanta halkan ku baranaynaa taariikh nololeedkii iyo fankii Abwaanka weyn ee Soomaaliyeed, Siciid Maxamed Harrawo, si aan wax uga ogaado noloshiisii fanka ka...

Calaamadaha Guusha Iyo Kuwa Guul Darro Ee Xisbiyada Tartamaya- W/Q: Mahad Muxumed C/salaam

Wakhtiyada ay soo dhawaato doorashooyinku inta badan xisbiyadu waxay isku dayaan inay kasbadaan dadka codkooda dhiiban doona si ay u hantaan hogaanka dalka, waxaana ay...

OXFAM (Vacancy Announcement) – Position: Inclusive Civic Expression Lead

Oxfam is convinced that people have the power to end poverty. All they need is an opportunity. Oxfam is committed to make sure everyone gets that chance. That is why we...

OXFAM (Vacancy Announcement) – Position: MEAL Specialist

Oxfam is convinced that people have the power to end poverty. All they need is an opportunity. Oxfam is committed to make sure everyone gets that chance. That is why we...

OXFAM (Vacancy Announcement) – Position: Inclusive Civic Expression Lead

Oxfam is convinced that people have the power to end poverty. All they need is an opportunity. Oxfam is committed to make sure everyone gets that chance. That is why we...

Saxaafadda iyo Af-Suuqdiga – Qalinka: Cali Cabdi Coomay

Dhawaan ayaan ku arkay mid ka mid ah wargaysyada Hargaysa isaga oo bogiisa hore ku soo xardhay luuqada xambaarsan af-suuqdiga ay dhallinyaradu ku hadasho. Wargaysku...

Xildhibaan Bidhi: Bi’i waaye Qur’aanku Cambaareyn Ma Geyo – Qalinka: Cali Cabdi Coomay

Aniga oo tixraacaya muuqaal ku taariikhaysnaa 19/8/2017 oo lagu baahiyey shabakada wararka ee Hadhwanaagnews.com, kuna saabsanaa kulan uu warfidiyeennada kula hadlay...

Intay Mid Kacaanka Ka Soo Horjeeda Dhali Lahayd, Garac Kacaanka Taageersan Ha Dhasho

Dumarkii iyo caruurtii uu illahay ku karaameeyay inuuu madax u noqdo ayuu godoomiyay in diyaaradihii cashuurtooda lagu soo gaday lagu duqeeyo oo lagu baabi’iyo,...