BREAKING NEWS
Search

Category: Aragtida Dadweynaha

Xildhibaan Buubaa Oo Weedho Culus Ku Gannay Musharax Muuse Biixi,Kuna Tilmaamay Nin Ku Fashilmay Hogaaminta Xisbigiisii,Kana Hadlay Sababta Uu Gudoomiye Cirro Uga Maqnaaday Munaasibadii SDF.

“Madaxweynuhu Wax Wanaagsan Ayuu Qabtay Laakiin Intii Ka Hoosaysay Ee Uu Muuse Biixi Ugu Horeeyo Ayaa Baabiisay,Cirro-Na Waxa Uu Diiday Protocol Xumida Munaasibadaha...

Wasiirul Dawle Damcay Inuu Xil Ukala Wareejiyo Laba Wasiir Oo Buuq iyo Habsan Dhaliyay,Iyo Cali Xaamud Jibriil Oo Ganafka Ku Dhuftay,Nidarna Ku Galay Inaanu Xilka Wareejinayn.

“Wasiirkii Hore Ee Xidhiidka Goleyaasha Iyo Wasiirul Dawlaha Amniga Oo Dirqi Ku Sigtay Inay Ku Dhex Dagaalamaan Hoolkii Xil Wareejinta Iyo Cali Xaamud Oo...

Haweenay Ajaanib Ah Oo Hargeysa Kiniisad Ka Furtay “Asal Ahaan Waxaan Somaliland U Imid Hawl Mutadawacnimo Ah,Waxaanay Ahayd Dib U Firista Kiniisada Cusub Ee Kaatoliga Oo Dib Looga Furay Hargeysa”.

Haweeney Ajaanib Ah Oo Madal Loo Dhan Yahay Ka Sheegtay Inay Hargeysa U Timid Furista Kiniisad Kaatolig Ah Oo Ay Ku Cibaadaystaan Dadka Diinta Kiristanka...

Xildhibaan Golaha Wakiiladda Ka Tirsan Oo Safiir Baashe Cawil Ku Eedeeyay Inuu Dhib Joogto Ah Ku Hayo Shacabka Reer Saaxil,Kuna Tilmaamay Dilaal Hantidii Lawada Lahaa Ee Dalka Boobaya.

“Waxaan Leeyahay Inanka Yar Ee Baashe Layidhaahdo Ee Dilaalka Ah,Walaahi Haddii Dawlad Cadaalad Ahi Ka Dhalato Somaliland Jeelbaad Ku Dambeynaysaa ”.Xildhibaan...

Shacabka Gobolka Sanaag Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Haweenay Maraykan Ah Oo Socdaal Ku Imanaysaa Gobolkaasi, Fariina Digniin Wadatana Udiray Xukuumadda Somaliland

“ Waxaanu Leenahay Naagtaas Hargeysa Ayay Soo Socota, Waxaa Ay Usocota Beeyadaas, Waxaanu Leenahay Beeyadaasi dadkii lahaa..”Hogaanka Dhaqanka Gobolka Sanaag....

Waa Kuma Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Qaranku,Muxuuse Ugu Suntan Yahay Qoyska Madaxweyne Siilaanyo Iyo Jamaahiirta Xisbiga Kulmiye, Wakhtigii Loolankii Riyaale Iyo Siilaanyo?.

“Qoyska Madaxweyne Siilaanyo ayaa Somaliland Uga Tagaya Dhaxal in lagaga daydo wanaagsan,waxa ay muujiyeen mudakarnimo siyaasadeed iyo inaanay siyaasado lahayn...

Hirdan Culus Oo Durba Laga Dareemayo Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani, Iyo Gudoomiye Cirro Oo Maalmihii U Dambeeyay Gudka Ugu Galay Goobaha Uu Ku Tuhunsan Yahay Muuse Biixi

“Xisbiga Waddani Oo Culayskii Ugu Badnaa Ku Jaheeyay Maalmihii Ugu Dambeeyay Gobolada Uu Aaminsan Yahay Inuu Taageero Buuran Ku Haysto Musharaxa Kulmiye,Iyo...

Qisada Askari Maraykan Ah Oo Loo Aqoonsaday Kan Dhiiggii Ugu Badnaa Daadiyey Taariikhda Ciidamada Maraykanka, Loona Diiwaan Galiyey Inuu Laayay 2746 Qof Oo Ciraaqiyiin Ah

Washington (Foore)- Gaashaanle Dillard Johnson oo ka mid ah Ciidamada Dhulka ee dalkaasi Maraykanka ayaa loo aqoonsaday ninkii tirada ugu badan dad ciidamada Maraykanka...

Musharax Muuse Biixi Muxuu Ka Yidhi Macalimiintiisii Siyaasada,Muxuu Ka Korodhsaday Madaxweyne Siilaanyo, Muxuuse Ka Faa’iiday Marxuum Cigaal,Muxuuse Siyaasada Ku Macneeyay.

“Laba Macalin Ayaa Siyaasada Soo Maray Oo Aan Mid Walba Darsi Gooni Ah Ka Bartay,Midi Waa Madaxweyne Axmed Siilaanyo,Wuxuu Ka Baxsaday Soomaaliya Iyo Dawladii Afweyne...

“Miyaad Aragteen Waddani Oo Maalin Qudha U Jawaabaya Farmaajo,Hadaad Aragtaan Xisbi Jira Ayuu Noqonayaa,Heshiis Ayay Kula Jiraan,Muuse Oo Aad Codka Siisaan Waa Bad Baadinta Qaranka”.Xasan Shahar

“Kulmiye Waxa Ka Sharaxan Muuse Biixi Oo Dalkan U Soo Halgamay Oo Taariikh Dheer Ku Leh,Oo Xuquuq Baddan Kuleh,Waad Maqlayseen Farmajo Inuu U Soo Hanjabayay...

“Dadka Qaar Ayaa Maskax Yar Oo Markiiba Is Feedhaya,Mana Ogolini Inaad Huteeladda Wada Gashaan, Af Isasaarka Fadqalado Ayaa Ka Dhalatee kala Fogaada…..”Jaamac Biin

Hargeysa(Foore) – Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Gudaha ee Gobolada iyo degmooyinka Somaliland Jaamac Cabdiilahi Biin ayaa xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI u soo...

Jahaweer Ka Taagan Kaadh Qaadasha Hargeysa Iyo Oday Waayeel Ah Oo Hargeysa Markii Hore Iska Diwaangaliyay Oo Loo Sheegay Inuu Gabiley Kaadhkiisii U Doonto.

“Walaal Waxaan Tagay Halkii Aan Markii Hore Ka Qaatay,Waxa La Iisheegay Inaanay Halkaasi Waxba Ii Oolin,Waxaan Haddana Tagay Meel Kale Oo ………..…..”....

Shanta Goobood Ee Adduunka Ugu Kulul Iyo Shanta Goobood Ee Adduunka Ugu Qabaw, Darajada Heer-kulkooda Iyo Dalalka Ay Ku Yaallaan

Ahwaaz (Foore/W.Wararka)- Wakhti dunidu maalinba maalinta ka dambaysa sii kululaanayso cimilo ahaan, khubarada deegaankuna mar walba ka hadlayaa in adduunku sii...