BREAKING NEWS
Search

Category: Aragtida Dadweynaha

Maxaad Kala Socotaa Qisadii Jacayl Ee Ku Dhacday Fannaanadda Caanka Ah Ee Binti Cumar Gacal?- Q:5aad

Anna aniga oo cadho jiq ah ayaan ugu jawaabay waar waxba ha iga dhaadhicin kuma rabee orod oo iga daba hadh, maxaad iga rabtaa naga hadh oo naga tag. Khalaas, waxa...

Halkuu Ka Soo Jeeday Axmed-Guray?- Qalinkii: Cali Cabdi Coomay

Ka hor inta aynaan soo bandhigin meel-ka-soo jeedka Axmed Ibraahin Al-Qaasi (Axmed-Guray), aynu waxoogaa dul istaagno waayihii dagaal ee uu soo maray Axmed-guray....

10-Ka Waddan Ee Loo Aqoonsaday Kuwa Ugu Nabadgelyo Wanaagsan Ee Lagu Baxsan Karo Kaddii Uu Adduunka Ka Dhaco Dagaalkii 3-aad Wakhti Walaac Laga Qabo Hubka Nukliyeerka

Iyada oo ay maalinba maalinta ka dambaysa dunidu amni darro iyo colaado sii galayso dalal badana ay ka socdaan dagaalo halis badani halka dalal kale oo baddana ay ka...

Somaliland: Xayiraadda Baraha Bulshada — WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)

Go’aankii ay guddida doorashooyinka Somaliland shirkadaha isgaadhsiinta kaga dalbadeen inay xayiraan barashada bulshada, waxa uu u muuqdaa go’aan salka ku...

Maxaad Kala Socotaa Qisadii Jacayl Ee Ku Dhacday Fannaanadda Caanka Ah Ee Binti Cumar Gacal?- Q3aad

Kadib waxaan damcay in aan usii gudbo qolka uu ku jiray ninkii aan la ballansanaa. Waxa markaasi albaabka ku gargaraacaysa gabadh yar oo eeddadii dhashay. Isaga oo...

Xogtiisa Hay Ama Xantiisa- Cali Cabdi Coomay

Isaga oo yaabban ayuu iigu soo galay makhaayada aan caadi ahaan gelinka dambe shaaha ka fuudo. Salaan ay weheliso deg-deg badnaani ayuu igu bilaabay. Inkasta oo aanay...

Ma Codaynaa?- W/Q Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub

Nabi Maxamed soo bixiddiisu farriin xagga Alle ka timid fidinteed oo kaliya may ahayn, waxa barbar socday yagleelidda dawlad uu dhidibbada u taagay oo u madaxweyne ka...

Barnaamijka Deeqaha Iswaafaqsan ee Ganacsiga–wareeggii 2(b): Taageero loogu Talo Galay Ganacsiyada Gaarka loo Leeyahay si loo Abuuro Qaab loogu Adkaysan karo Isbed-beddelka Cimilada

Deeqaha Tayaynta iyo Horumarinta Ganacsiga Soomaalida Barnaamijka Deeqaha Iswaafaqsan ee Ganacsiga–wareeggii 2(b): Taageero loogu Talo Galay Ganacsiyada Gaarka loo...

Saacad Gacanta Lagu Xidho Oo Uu Lahaa Aktar Caan Ah Oo Filimada Jila Oo Lagu Kala Iibsaday Lacago Malaayiin Dollar Ah

Saacad uu lahaa Jilaa Caan ka ahaa Shirkadda Filimaanta sameysa ee Hollywoodka ayaa lagu xaraashay lacag qaalli ah oo aan xaddigeena lagu kala iibsan Karin saacad noocan...

Ku Darso Ogaalkaaga Xogo Iyo Macluumaad Mucjiso Ah Oo Layaab Leh Oo Aan Ka Soo Qaadanay Buugga Lagu Ururiyo Macluumaadka Mucjisada Ah

Qormadan Kooban waxa aan ku eegi doonaa macluumaad layaab leh oo aad ka bogan doonto kuna darsan doonto ogaalkaaga waana xogo la xidhiidha aqoon guud oo layaab leh oo...

Dalka Hindiya Oo Looga Ducaynayo Labadii Wiil Ee Madaxa Isaga Dheganaa Oo Qalliin 72 Saacadood Qaatay Lagu Kala Fujiyey

Guud ahaan waddanka Hindiya waxa labadii maalmood ee ugu dambeeyey looga ducaynayaa labadii wiil ee madaxa isaga dhejisnaa oo dhakhaatiir Hindi ahi ku kala fujiyeen...

Sawirro Muujinaya Messi Oo Ilmo Dhiig Leh Ooyaya Ayaa La Sheegay In ISIS Hanjabaad Ugu Soo Dirtay Taageerayaasha Koobka Adduunka Ee Sanadka Dambe Lagu Qabanayo Ruushka

Kooxda Daacish ee isku magacawda Khilaafada Islaamiga ah ee qarnigan ee ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Suuriya ayaa bilowday in ay cabsi galiyaan taageerayaasha kubada...

Calaamadaha Guul-wadeyaasha – Qalinka: Cali Cabdi Coomay

Asalka Erayga Guulwade Guulwadeyaashu waxa ay la kowsadeen kacaankii Maxamed Siyaad Barre, waxaana la aasaasay Sannadkii 1972-kii. Waa ciidan u adeegi jiray Maxamed...