BREAKING NEWS
Search

Caruur Iyo Waayeel Ku Sumoobay Deegaanka War Idaad

Burco (Foore) wararka naga soo gaadhay magaalada burco ayaa sheegay in shalay lasoo gaadhsiiyay cisbitaalka guud ee burco dad ku sumoobay hilib ay cuneen.
Dadkan la keenay cisbitaalka ayaa iskugu jira caruur iyo dad waayeel ah waxayna ka kooban yihiin dadkan la keenay cisbitaal Siddeed qof oo iskugu jira caruur iyo dad waaweyn .

Siddeedan qof ayaa laga keenay degaanka war idaad waxaan xaladooda caafimaad lagula tacaalayaa cisbitaalka guud ee burco.

Wariye:- kamaal sh ismail
foorenews.com




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *