Search

BOORAMA :Munaasibad Lagu Taageerayo Musharaxiinta ku Guulaystay Tartanka Xisbiga Kulmiye

Boorama (Foore)- Munaasabad ballaadhan ayaa lagu qabtay magaalada Boorama iyada oo Munaasabadaasi lagu taageerayay Musharraxnimada ay ku guulaysteen Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici.

Halkan ka daawo warbixintan oo muuqaal ah:




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *