BREAKING NEWS
Search

“Beesha Aan Kasoo Jeedaa Waxay La Mid Tahay Uun Beelaha Hore U Shiray, Mana Jiro Xeer U Yaalla Shirarka Beelaha…”..Guddoomiye Cirro

Hargeysa (Foore)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka hadlay kulankii ay dhawaan isaga iyo Faysal Cali Waraabe la yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi iyo shirka la filayo in ay qabsadaan beesha uu ka soo jeedo Guddoomiye Cirro. waxaanu arrinkaasi kaga hadlay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiska WADDANI.

Halkan ka Daawo:




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *