BREAKING NEWS
Search
Foorenews

Guddoomiye Cirro Oo Sharaxay Sababta Uu Goluhu U Laalay Diiwaangelintii Hore

Hargeysa(Foorenews)-Guddoomiyaha Golaha wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa difaacay islamarkaana sababeeyay go’aankii ay golaha wakiiladu ku...

Guddiga Diiwaagelinta Oo Si Rasmi Ah U Furay Qabashada Araajida Furashada Ururada Cusub

Hargaysa ( Foorenews ) Guddida diiwangalinta ururda siyaasada ee Somalinad ayaa si rasmiya ugu dhawaaqay in muddo lixdan malmooda ay isku diiwan galiyaan ururada...

Xalay Iyo Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo U Jeediyay Qurbo Jooga London

Hargeysa(Foorenews)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed 81DUQAMaxamed Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay qurbo...

Urur Siyaasadeed Qurba Joog ah oo Maanta Loogu Wanqalay Hargiesa.(Salwa)

Hargeisa (Foorenews)-Gudoomiyaha golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Md.C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” oo uu weheliyo Wasiirka Wasaarada Kallumaysiga iyo...

Shir lagu darsayo waxyaabihii Somaliland u hirgalay oo ka furmay Hargeysa

Hargeysa(foorenews)-shir balaadhan oo lagu gorfaynayo waxqabadkii Somaliland u hirgalay mudadii labaatanka sano ahayd ee ka soo wareegtay markii ay Madaxbanaanideeda dib...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay natiijadii kulamo ay la yeesheen beelaha Sanaag

Ceerigaabo (Foorenews):- Wasiirka warfaafinta iyo wacyi gelinta Somaliland Md Axmed Cabdi Xaabsade ayaa sheegay in xaalada nabadgelyada ee magaalada Ceerigaabo ay caadi...

Golaha Guurtida Somaliland oo Baaq Nabadeed u jeediyay beelaha ku diriray Gobolka Sanaag

Golaha Guurtida Somaliland oo Baaq Nabadeed u jeediyay beelaha ku diriray Gobolka Sanaag Hargeysa(Foorenews)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa beelaha walaalaha ah ee...

Waxgaradka iyo odayaasha Deeganka Dilla Oo Bayaan culus ka soo saaray Hadalo ka soo Yeedhay koox qurbo joog ah

Hargeysa (Foorenews)- Maamulka degmadda Dilla ee gobolka Awdal, Madax dhaqameedka iyo waxgaradka Beesha deegaanka Dilla ayaa si kulul u cambaareeyay koox qurbo meer ah...

3 Qof Oo Ku Dhintay Iska Horimaad Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo

3 Qof Oo Ku Dhintay Iska Horimaad Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo Ceerigaabo-(Foorenews)- Sedex qof ayaa galabta ku dhintay magaalda Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag,...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo amar ku bixiyay in la Toogto dadka Ra’idka ah ee Hubaysan

“Inamada hubka sita waxaa ka danbeeya odayaasha iyo qurba jooga lacagta u soo diraya “Reer Ceerigaaboow is weydiiya waayeel iyo waxgarad kamaydaan dhergin...

Dawlada Hoose ee Hargeysa oo u diyaar garowgeeda munaasibada Ciidul Adxa

Hargeysa (Foorenews)- Dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa maanta iyo caawa samaysay olale balaadhan oo ay ku diyaarinayaan goobihii dadweynaha caasimaddu ku tukan lahaayeen...

Ku simaha Madaxweynaha oo dhambaal hambalyo ah u diray Shacbiweynaha SomalilandMunaasibada Ciidul Adxa Awgeed

Hargeysa (Foorenews)- Ku simaha Madaxweynaha Somaliland isla markaana ah Madaxweyne ku xigeenka Md.C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa caawa Fariin hambalyo ah u...

Wefti Xukuumadu u xil saartay shaqaaqo ka dhacday Gobolka Sanaag oo gaadhay Ceerigaabo

November 4th, 2011 Comments Off Hargeysa (Foorenews)-Wefti Xukuumada Somaliland u xil saartay soo afjarida khilaaf sababay isku dhac laba beelood oo walaalo ah oo wada...