Search
Foorenews

Wasaaradda Shaqada Oo Dalka Ka Bilowday Olole Socon Doona 16 Maalmood

“Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadu waxay ku baaqaysaa in la joojiyo dhammaan tacadiyada ka dhanka ah dumarka Somaliland” Hargeysa (Foore)- Wasaaradda shaqada...

Golaha Guurtida Oo Aqlabiyad Ku Meel Mariyay Xeerka Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka

Hargeysa (Foore)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa kulan ay shalay yeesheen ku ansixiyey Xeerka Doorashooyinka golayaasha deegaanka ee Xeer No. 14. Fadhiga Golaga...

Guurtida Oo Ansixiyay kaabista xeerka doorashooyinka Goleyaasha deegaanka

Hargaysa (Foorenews):- Muddaneyaasha golaha guurtida Somaliland ayaa shalay ansixiyay kaabista xeerka doorashada xeer No. 20, kaasi oo dhigaya in dhalinyarada da’doodu...

Sirdoonka Imaaraadka Carabta La Sheegay Inay Xabsiga U Taxaabeen Boqor Buur-Madow Dubai

Sirdoonka Imaaraadka Carabta La Sheegay Inay Xabsiga U Taxaabeen Boqor Buur-Madow Dubai (Foorenews)-Ciidamada Sirdoonka ee Dalka Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay inay...

Guddoomiye Cirro Oo Sharaxay Sababta Uu Goluhu U Laalay Diiwaangelintii Hore

Hargeysa(Foorenews)-Guddoomiyaha Golaha wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa difaacay islamarkaana sababeeyay go’aankii ay golaha wakiiladu ku...

Guddiga Diiwaagelinta Oo Si Rasmi Ah U Furay Qabashada Araajida Furashada Ururada Cusub

Hargaysa ( Foorenews ) Guddida diiwangalinta ururda siyaasada ee Somalinad ayaa si rasmiya ugu dhawaaqay in muddo lixdan malmooda ay isku diiwan galiyaan ururada...

Xalay Iyo Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo U Jeediyay Qurbo Jooga London

Hargeysa(Foorenews)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed 81DUQAMaxamed Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay qurbo...

Urur Siyaasadeed Qurba Joog ah oo Maanta Loogu Wanqalay Hargiesa.(Salwa)

Hargeisa (Foorenews)-Gudoomiyaha golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Md.C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” oo uu weheliyo Wasiirka Wasaarada Kallumaysiga iyo...

Shir lagu darsayo waxyaabihii Somaliland u hirgalay oo ka furmay Hargeysa

Hargeysa(foorenews)-shir balaadhan oo lagu gorfaynayo waxqabadkii Somaliland u hirgalay mudadii labaatanka sano ahayd ee ka soo wareegtay markii ay Madaxbanaanideeda dib...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay natiijadii kulamo ay la yeesheen beelaha Sanaag

Ceerigaabo (Foorenews):- Wasiirka warfaafinta iyo wacyi gelinta Somaliland Md Axmed Cabdi Xaabsade ayaa sheegay in xaalada nabadgelyada ee magaalada Ceerigaabo ay caadi...

Golaha Guurtida Somaliland oo Baaq Nabadeed u jeediyay beelaha ku diriray Gobolka Sanaag

Golaha Guurtida Somaliland oo Baaq Nabadeed u jeediyay beelaha ku diriray Gobolka Sanaag Hargeysa(Foorenews)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa beelaha walaalaha ah ee...

Waxgaradka iyo odayaasha Deeganka Dilla Oo Bayaan culus ka soo saaray Hadalo ka soo Yeedhay koox qurbo joog ah

Hargeysa (Foorenews)- Maamulka degmadda Dilla ee gobolka Awdal, Madax dhaqameedka iyo waxgaradka Beesha deegaanka Dilla ayaa si kulul u cambaareeyay koox qurbo meer ah...

3 Qof Oo Ku Dhintay Iska Horimaad Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo

3 Qof Oo Ku Dhintay Iska Horimaad Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo Ceerigaabo-(Foorenews)- Sedex qof ayaa galabta ku dhintay magaalda Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag,...