Foorenews

Cusbitaalka Weyn ee Hargeysa oo la Ciir Ciiraya Taandhooyin Tiradbadan oo laga Dhex Dhisay Iyadoo Dhismihiisii Horeba qabyo yahay.

Hargeysa [foorenews] Jan-23-2013-Cusbitaalka guud ee Hargeysa ayaa la ciir ciiraya taandhooyin laga dhex dhisay gudaha Cusbitaalka oo loogu talo galay in waadh ahaan...

ciidamada qaran ee Xudun oo maleeshiyadii soo weerartay ka qabsaday saddex gaadhi iyo 10 maxbuus iyo taliyaha ciidan qaran oo faahiyay guulaha ciidanku gaadhay.

Hargeysa (foorenews) Jan.22, 2013 – Taliyaha ciidamada Qaranka Somaliland Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale) ayaa ka hadlay dagaal maanta aaga Xuddun ku dhex maray...

xilibaan Aadan Tarabi Oogle oo Golaha wakiilada ka mid ahaa oo geeriyooday iyo Madaxweynaha oo Tacsiyadeeyey,aas kiisana ka qayb galaya.

Hargeysa (foorenews) Jan 22,2013 –Madaxwaynaha Somaliland ayaa shacabka ka Tacsiyadeeyay Geerida ku timid Aaden Tarabi Oogle oo ka mid ahaa golaha Wakiilada...

Xisbiga waddani oo xaflad soo dhawayn ah u qabtay Dr.Gaboose oo ku soo biiray iyo Gaboose oo balan qaaday inaanu ka dhex tartami dooni waddani.

Hargeysa (foore) Jan 22,2013 – Xisbiga Waddani ayaa maanta Munaasibad soo dhawayn ah u qabtay Dr Gaboose iyo ururkiisii UMADDA oo la midoobay. Munaasibadan oo ahayd...

Heshiiskii kooxda wasiirada ahi u tageen Dubai ee shirkada DP World Oo Fashilmay, Wasiiraddii Madaxtooyada Iyo Maareeyahii Dekedda Berbera Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.

Dubai (foorenews)– Wada-hadalo muddo ku dhaw sannad usoo socday shariikadda maamusha dekedda Dubai ee loo yaqaano DP World kaasi oo ku saabsana maalgelinta dekedda...

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

Nasir Yusuf Dahir (Nazir Nazka], Sahal Ahmed Mohamed,Khaire Ahmed Aw Adan,Ahmed Abdilahi Kastar,Mohamed Abdilahi Warsame,Saed Ismail Mohamed,Sahal Maxamuud...

Xasan Ciise Oo Cadeeyay Inay Furteen Dacwad ka dhan ah kimishanka doorashooyinka iyo xukuumada Axmed silanyo oo ku lug leh diiftii uu xisbigiisu kala kulmay doorashada.

Hargeysa (foore) Jan 21, 2013 – Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedkii hadhay ee Xaqsoor Xasan Ciise Jaamac ayaa shaaca ka qaaday in Ururkiisu Dacwad ka dhana Guddida...

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Hooyo Xabiba Cabdilahi Sheedaal, Aabbo Ismaciil sheikh cumar, Raxma ismaciil sheikh Cumar iyo caruurteeda, Nimco Ismaaciil Cumar,Najax Ismaaciil sheikh Cumar, Farax...

Wax Ka Ogow Xeerka Sirdoonka Qaranka Somaliland. waa xeer ay shacabka iyo saxaafaduba ku tilmaantay mid u dhigma kii siyaad Barre lagu afganbiyay.

Xeer Lr. 59/2012 QAYBTA KOOWAAD Qodobka1aad Erey-Bixinta Xeerka Xeerkan gudihiisa waxa ereyadan loola jeedaa: Hay’adda: Hay’adda Sirdoonka Qaranka (National...

Shirkadda Al Harbi Trading Company Oo Soo Bandhigtay Abaalmarino Qaali Ah Oo Ay Ugu Talo Gashay Macaamiishadeeda Somaliland

Hargaysa (Foore) Munaasibada Si Heer Sare ah Loo Soo Agaasimay ayay Shirkadda Wadaniga ah Al Harbi Trading Company oo Shalay Lagu Qabtay Hutel Hadhwanaag Ee Magaalada...

Shirkadda Al Harbi Trading Company Oo Soo Bandhigtay Abaalmarino Qaali Ah Oo Ay Ugu Talo Gashay Macaamiishadeeda Somaliland

Hargaysa (Foore) Munaasibada Si Heer Sare ah Loo Soo Agaasimay ayay Shirkadda Wadaniga ah Al Harbi Trading Company oo Shalay Lagu Qabtay Hutel Hadhwanaag Ee Magaalada...

Dr. Gabboose Oo Guul Daradii Soo Gaadhay Kadib Berri Si Rasmi Ah Ugu Biiraya Xisbi Siyaasadeedka WADDANI

Hargeysa (Foore)- Guddoomiyihii urur siyaasadeedka UMADDA Dr. Maxamed Cabdi Gabboose iyo taageerayaashiisii guul darradu ka soo gaadhay tartankii doorashada golayaasha...

Fashilkii Wasiirka Daakhiliga Ee Arrinta Saylac, Wasiirka Gaashaandhigga Oo Guure Ku Tagay Iyo Doodda Soo Laba Kaclaysay Ee Siyaasiyiinta Ciise Wasiir Duur Oo Maalintii 10aad Ku Sugan Saylac + Wasiirkii Hore ee Dhallinyarada Oo Ku Baaqay In Doodoodu Halkii Taagan Tahay Ciisena Aanu Ahayn Cid Reer Loo Baryayo

Saylac (Foore)- Wasiirkii hore ee dhalinyarada ,dhaqanka iyo ciyaaraha Somaliland Md. Cabdi Siciid Faahiye iyo Xilibaan Cali Sheekh Ibrahim Aareeye oo ka mid ah Golaha...