BREAKING NEWS
Search
Foorenews

Guddida Horumarinta Galbeedka Iyo Woqooyiga Gabiley Oo Cambaareeyey Falkii Saameel

Gabiley (Foore)- Guddida Horumarinta Beesha Galbeedka iyo Waqooyiga Gabiley ayaa xukuumadda iyo shacabka Somalilandba ugu baaqay in In Sharciga La Hor keeno Gacan Ku...

Badhasaabka Awdal Oo Masuuliyiinta Gabiley Ku Eedeeyey Sheegashada Iyo Ka Hadalka Qaybo Ka Mid Ah Xuduudda Labada Gobol U Dhaxeeya, Sheegayna In Ay Tahay Salaad Aan Wakhtigeedii Joogin

“Xuduudda Gobolada Awdal Iyo Gabiley Waa Tii Ingiriisku Dhigay Waxaana Wax Ka Badali Kara Oo Kali Ah Xukuumadda Dhexe”   Boorama (Foore)- Badhasaabka gobolka...

Agaasimaha Warfaafinta Oo La Kulmay Sarkaal Ka Socday Dawladda Masar

Hargeysa (Foore)-Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland Md. Faysal Cali Sheekh ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La Taliyaha Safiirka dalka Masar u...

Xusni Mubaarak Oo Codsaday Diyaarinta Xabaashii Lagu Aasi Lahaa Iyo Qoyskiisa Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladiisa Maskaxeed

Qaahira (Foore)- Madaxweynihii hore ee wadanka Masar Maxamed Xusni Mubaarak ayay wararka dalkaasi ka imanayaa sheegayaan in ay soo food saartay xaalad liidata oo dhinaca...

Urur-Siyaasadeedka WADANI Oo Xafiisyo Ka Furtay Ceerigaabo Iyo Ceel Afweyn Soo Dhawayna Kala Kulmay

  Ceerigaabo (Foore)- Dadweynaha reer Ceerigaabo ayaa shalay soo dhaweyn layaab leh ku qaabilay wefti uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna...

Wefti Ka Socda Shirkada Total Oo Dalka Soo Gaadhay, Kulana La Yeeshay Xubno Wasiiro Ah

Hargeysa (Foore) -Wefti ka socda Shiraddii Total ee dalka laga mamnuucay oo isugu jira Masuuliyiin ka tirsan Shirkadaasi iyo Garyaqaano Caalami ah ayaa shalay soo...

Ciidamo Masaari Ah Oo Oo Badbaadiyay Markab U Rarnaa Ganacsato Reer Somaliland Ah Oo Dhawr Maalmood Heehaabayay Badda Cas

Saylac (Foore)    Ciidamada badda ee dalka Maser ayaa waxaa ay bad baadiyeen markab u rarnaa ganacsato reer Somaliland ah oo wakhti uu marayay Badda Cas ay cilladi ku...

Masuuliyiinta Dawladda Hoose Oo Shir La Yeeshay Guddida Sayladda Xoolaha Iyo Ururka Hiliblayaasha Nafaqo

Hargaysa (Foore)- Maayarka Caasimadda Hargeysa Inj. Xuseen Maxamuud Jiciir  iyo Xoghayaha Dawladda Hoose Md. Mawliid Waris Cabdilaahi ayaa kulan la yeeshay  Guddida...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Yeeshay Wakiilka Xoghayaha Guud Ee Qarammadda Midoobay

Hargeysa (Foore)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Qaramadda Midoobay u qaabilsan arrimaha...

Koox Shan Xubnood Ka Kooban Oo Ka Tirsan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Oo Ciidamo Itiooboyaan Ahi Ka Kaxaysteen Gudaha Itoobiya Oo Aan La Ogayn Meel Ay Jaan Iyo Cidhib Dhigeen

Kooxdan Iyo Gaadhigii Ay Wateen Ayaa Habaw Ku Galay Gudaha Itoobiya Kadibna Gacanta Lagu Dhigay   Boorama (Foore)- Gaadhi ay saarnaayeen shan qof oo ka mid ah...

Xidhiidhiyaha Mashruuca Xoolaha Ee Hay’adda FAO Ee Somaliland Oo Caadaystay In Uu Muwaadiniinta Iska Hortaago Fursadaha Shaqo

Hargeysa (Foore)- Hay’adda qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada iyo beeraha ee FAO gaar ahaan xafiiskeeda Hargeysa ayaa gabi ahaanba go’aan ku gaadhay in aanay...

Berbera Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Wafti Hogaaminayey Guddoomiyaha Urur-Siyaasadeedka WADANI

Berbera (Foore)- Dadweynaha ku nool magaalo-madaxda gobolka Saaxil ee Berbera, ayaa shalay si layaab leh u soo dhaweeyey wefti ballaadhan oo uu hogaaminayay guddoomiyaha...

Ku Xigeenka Maayarka Hargeysa Oo Maayar Jiciir Ku Eedeeyey Xashiishka Buux Dhaafiyay Magaalada Iyo Wax Qabad La’aanta Golaha Deegaanka Kuna Tilmaamay Nin Qabyaaladdu Madax Martay

“Haddii Aanu Garanayno Meel Qabyaaladda Lagaga Cuudiyo Waanu Ka Cuudin Lahayn”      Hargaysa (Foore)- Maayar ku xigeenka Caasimadda Hargaysa Md. Maxamed...