Foorenews

Maalin Taajir: Agaasimaha maamulka iyo Lacagta Ee Wasaarada Macdanta Somaliland- Qalinka: Muuse Jaamac Gorey

Agaasimaha waaxda maamulka iyo lacagta ee wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Mudane, Cabdirisaaq Xasan Jibriil ayaa ku biiray liiska dadka xoolaha umadda ka dhistay hantida...

10-Ka Magaalo Ee Dadka Ugu Badani U Safreen Sannadkii 2017, Magaalooyinka Shiinaha Oo Calanka U Sida, Halkeese Dubai Kaga Jirtaa?

Dunida waxa jira Magaalooyin siyaalo kala duwan loo booqdo oo maalin walba, wiig walba, bil walba iyo sannad walba qaabila tirada dadka ugu badan ee Musaafiriin ah ee...

Musuq Maasuq Dul Hoganaya Sanduuqa Horumarinta Somaliland Ee SDF Iyo Maalaayiin Dollar Oo Lagu Cunay Mashruuca Abuuriin Ee Wasaaradda Beeruhu Maamusho Wakhtigii Xukuumaddii Siilaanyo

Hargeysa, February 15, 2018- (Foore)- iyadoo si weyn loo hadal hayo Musuq Maasuq baahsan oo dalka ka dhacay Sanaddadii ugu dambeeyay Xukuumaddii hore ee Siilaanyo oo...

Madaxweyne Biixi Oo Cagta Saaray Jidkii Xukuumaddii Hore Ee Dilaalidda Mashaariicda Imaaraadka, Una Muuqda Inuu Raali Ka Yahay Kambaniga Shakiga Weyn Dhaliyey

Hargeysa, February 15, 2018- (Foore)- Safiirka Somaliland ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Md. Baashe Cawil Cumar oo ka mid ahaa xubnaha ugu awoodda badan qoyska...

Maareeyihii Hore Ee Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Halka Ay Ku Dambaysay Biyo Balaadhintii Hargeysa Iyo Cidda Fashilisay Mashruucii Xumbo Weyne

Hargeysa, February 15, 2018- (Foore)- Maareeyihii hore ee Wakaalada Biyaha Hargeysa Ibraahim Siyaad Yoonis ayaa markii horaysay ka hadlay Dooda ka aloosantay mashruucii...

Xannuuno Ka Dilaacay Degmada Allaybaday, Tiro Carruur Ah Oo U Dhimatay Iyo Gudoomiyaha Degmada Oo Qaylodhaan Kasoo Saaray

Allaybaday, February 15, 2018- (Foore)- Guddoomiyaha Degmada Allaybaday ee Gobolka Gabiley Cabdirisaaq Sheekh Cabdilaahi Maxamed (Awgaab) ayaa shaaca ka qaaday Xannuuno...

Tiro-Koobyo Iyo Xaqiiqooyin La Xidhiidha Ciidamada Maraykanka Ee Afrika Ku Sugan Iyo Jabuuti & Somalia Oo Noqday Kuwa Tirada Ugu Badani Ka Joogaan

Djibouti, February 15, 2018- (Foore)- Ciidamada Waddanka Maraykanka oo sida la aamisan yahay ah kuwan adduunka ugu horreeya wakhtigan dhinaca awoodda ciidan, marka loo...

Milicsiga Taariikhda Faneed Ee Cabdi Cali Bacalwaan: Mid Ka Mid Ah Fannaan- iintii Loogu Jeclaa Hoballada Waaberi – Q:4aad

Saddexdaa kooxood markii la mideeyey waxa saldhig looga dhigay Tiyaatarkii Muqdisho oo ay kooxdani dageen. Sidaasi ayaan nasiib ugu helay in aan wakhti horeba kooxdaasi...

Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Isku Shaandhayn Balaadhan Ku Sameeyay Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda, Maareeye Cusubna U Magacaabay Jidka Ceerigaabo

Hargeysa, February 15, 2018- (Foore)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyay...

Xukuumadda Oo Mar Kale Maaggan Inay Albaabbada Isugu Dhufato Shirkad Kale Oo Malaayiin Doollar Ka Dhex Urursata Madaarka Cigaal, Magaceeda Iyo Cidda Iska Leh Kambanigaasi

Hargeysa, February 12, 2018 – (Foore)- Mareeyaha Hay’adda Duulista Iyo Madaarada Dalka Maxamed Cabdi Rodol ayaa maagan inuu Albaabada u laabo mid ka mid ah Shirkado...

Wasaaradda Ganacsiga Oo Ku Fashilantay Inay Ganacsatada Shidaalku Dhimaan Qiimaha Shidaalka Ee Kor U Kacay & Qodobadii Shalay Oo Aan Qiimihii Hore Waxba Ka Dhimin

Hargeysa, February 12, 2018 – (Foore)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliland Maxamed Sacad Iidle ayaa shalay kulan iskugu yeedhay Qaar ka mid ah...

Sixirroole Adeegsan Jiray In Ka Badan 280 Jin Iyo Shadaadiin Ah Oo Toobbad Keenay Kana Warramay Qisooyinka Uu Samayn Jiray Ee Layaabka Badnaa

Khartoum, February 12, 2018 – (Foore)- Nin Sixirroole ah oo lagu magacaabo Xaamud Aadan Muuse una dhashay waddanka Suudaan ayaa waxa uu ka toobbad keenay Saaxirnimadii...

Xildhibaan Sheegay In Aanay Jabuuti Marnaba Ogolayn Somaliland Walaacna Ka Muujiyey Sida Ay Dhex Ugu Noqon Karto Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya

Boorama, February 12, 2018 – (Foore)- Xildhibaan Abiibakar Cabdi Good oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland lagana soo doortay Gobolka Awdal ayaa...