Search
Foorenews

Daawo :- Warbixin Laga Diyaariayay Xaalada Dhaxanta Ee Magaalada Wajaale Iyo Saamaynta Dadka Danyarta Ah

Caddaalad Nooceeya Ayaynu Rabna: Hassan Hussein Abdi (Haidaro)

Soomaaliland waa meel caddaaladu tahay kala badsiga iyo boobka, inta badan caddaalada waxa ka sheekeeya kuwa jilicsan, kuwa kale waxa ay u tahay eray erayada kale la...

DAAWO: Wiil dhalinyaro ah oo 500 Oo Geed sannadkan Oo Kali Ah Ku Beeray Somaliland

Barnaamijkan dhir beerista ah oo lagu magacaabo “Rejo Beer, Geed Beer” ayaa waxa ujeedadiisu ay tahay sidii deegaanka looga dhigi lahaa mid cagaaran iyo sidii looga...

Hanti-Dhawrka Qaranka Oo Galalafay Xafiiska Imtixaanaadka Iyo Fadeexaddii Ugu Cuslaayd Oo Uu Kala Kulmay + Lacagihii Shahaadada Ardayda Looga Qaadayay Oo Aan Qasnada Dawladda Ku Dhici Jirin

Hargeysa, Dec 11, 2017 (Foore)- Dhamaan Hay’addaha Illaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Somaliland ayaa maalmahan u dambeeyay heegan Culus lagaliyay iyadoo si...

Xisbiga WADDANI Ma Ka Qayb Gali Doonaa Xafladda Caleemo Saarka M/weynaha La Doortay, Muxuuse Ka Yidhi Eedda Culus Ee La Xidhiidha In Markii Ugu Horraysay Gacan Hoose Soo Gashay Doorashooyinka Dalka, Sideese Xisbigu U Arkaa Shirka Madax-Dhaqameedka Xisbiga Taageertaa Ku Ballameen?

Hargeysa, Dec 11, 2017 (Foore)- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa uu markii ugu horraysay saxaafadda la wadaagay tan iyo...

Fadeexadda Ka Taagan Iibka Sawir-Gacmeedka Ciise Masiixi Ee Amiir Salmaanka Sucuudigu Ku Iibsaday $450-Million, Xaqiiqada Sawirka Iyo Goobta Lagu Kala Iibsaday

Riyaad, Dec 11, 2017 (Foore)- Waxa labadii toddobaad ee ugu dambeeyey hadal haynteedu socotaa fadeexad culus oo hadhaysay Dhaxal-sugaha Boqortooyo ee waddanka Sucuudi...

Sanduuqa SDF Oo Ka Mid ah meelaha U Baahan Inay Xukuumadda Cusubi Toosh Ku Ifiso Iyo Warar sheegaya In Xayiraad La Saaray Lacagaha Kaydka Ugu Jira

Hargeysa, Dec 11, 2017 (Foore)- iyadoo wali lagu guda jiro xil wareejintii labada Madaxweyne oo ay maalin uuni inaga xigto ayaa waxa soo shaac baxaya talaabooyin hor...

Goobaha Madaxweyne Siilaanyo Loogu Magac Daray Mudadii Uu Talada Hayay Oo Ka Badan Goobaha Loogu Magac Daray Dhammaanba 3-dii Madaxweyne Ee Xilka Uga Horreeyey

Hargeysa, Dec 11, 2017 (Foore)- Tan iyo Markii Toddobaadkan ay soo baxday Maktabadda Qaranka Somaliland in loogu magac daray Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee...

Maxaa Ka Jira In Dhakhtarka Talyaaniga Ah Ee Dhinaca Ku Haya Dhakhtarka Weyn Ee Hargeysa Uu Ka Mid Yahay Goobaha Lagu Muransanyahay Gacan Ku Hayntiisa

Hargeysa, Dec 11, 2017 (Foore)- Warar lagu kalsoon yahay oo Wargeyska Foore soo gaadhay ayaa shaaca ka qaaday in Dhakhtarka Carruurta ee daawada bilaashka ah bixin jiray...

Xogo Dhammays Tiran Oo La Xidhiidha Taariikhda Ku Duugan Baytal Maqdas, Qaybaha Uu Ka Kooban Yahay Masjidka Al-aqsa Iyo Mucjisooyinka Ku Lammaan

Arrintaan ayaa waxa ay daliil u tahay sida ay sheegayaan dadka baadha arrimaha Masjidka Al-aqsa in goobta loo yaqaan Al-jaamaca oo ah halka lagu oogo salaada jumcahaha...

Nin Afrikaan Ah Oo Sannadkii 3aad Loo Caleemo Saaray Taashka Foolxumada Dalkiisa Kana Qayb Galaya Foolxumada Adduunka

Harare, Dec 11, 2017 (Foore)- William Masvinu oo u dhashay Waddanka Zimbabwe aadna looga yaqaanno qaaradda Afrika iyo guud ahaan caalamka ayaa markii saddexaad waxa loo...

Blinkist Magazine: Wax Akhrisku Waa Dhaqanka Dadka Nolosha Guul Ka Gaadhay- Waligaa Ka Caado Dhigo Wax Akhriska

Dadka maanta lagu tiriyo inay nolosha guulo ka gaadheen waxay wadaagaan hal shay oo keliya, maaha maskax badnaan, maaha nasiib wanaag mucjiso ah oo ay la kulmeen laakiin...

Maxkamad Shiinaha Ku Taal Oo Bilowday Inay Imtixaan Ka Qaado Dadka Isfuraya ‘Divorce Exam’ Iyo Wakhtiga La Galo Imtixaankan

Furriinku ma ahan wax sahlan, haddii lammaanaha isfuraya ay yihiin Soomaali ama Shiineys, laakiin si gaar ah waxaa furriinka si gaar ah heerka maxkamadda usii adkeeyey...