Search
foore

Daawo : Waqtigii Xoolaha Laka Dhici Jiray Waa Dhaamaday Waqtigii Cadallada la gaadhay ” Raysal Wasaare Khayre “

R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre , Xildhibaano ,Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya ,Saraakiil ciidan, iyo masuuliyiin ayaa maanta dad badan oo shacab...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo kulan la yeeshay Madaxweynaha TFG-da Somalia

Hargeysa (Foore)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Magaalada Dubia ee dalka isku taaga imaaraadka carabta kula kulmay Madaxweynaha...

Wasiirka Daakhiliga oo si adag ugu hanjabay in Talaabo laga qaadi doono ururada ammaanka waxyeelaya

Hargeysa (Foore) – Wasiirka Wasaaradda Daakhiliga Md. Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa uga digay ururadda siyaasadda ee ku hadhay qiimaytii Gudida diiwaan gelintu ay...

Ururka Badbaado oo oo shegay inuu kasoo horjeedo mudaharaad la sameeyo

Hargeysa (Foore) Ururka Badbaado oo ka mid ah sagaalka urur ee ku guul daraystay inay ka mid noqdan ururada u tartarami doona xisbinimada ayaa shegay inuu kasoo horjeedo...

Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Augustina Mahiga

Hargeysa(Foore)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan...

Guddoomiyaha WADANI oo ka hadlay Tallaabadii KULMIYE Xisbiga kaga saareen C/Raxmaan C/Qaadir

Hargeysa (Foore)- Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka WADANI Md. C/Raxamaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka hadlay talaabadii 15-kii bishan xisbiga KULMIYE lagaga...

Golaha dhexe ee KULMIYE oo Sadqeeyay C/Raxmaan C/Qaadir Iyo Nuxurka qoraalkii Muuse Biixi

Hargeysa (Foore)- Golaha Dhexe ee xisbiga talladda dalka haya ee KULMIYE ayaa maanta xilkii, xubinimadii Golaha dhexe iyo xubinimaddii xisbiga ka saaray Guddoomiye Ku...

Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbad dheer ka jeediyay furitaanka shirweynaha Golaha dhexe ee KULMIYE

”Raga tartanka u xusul-duuban oo ay qaarkood ururo badani ka soo burbureen oo guul darro badan soo joogay, waxaan leeyahay si sharaf leh u tartama,kubada laada oo...

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo ka hadlay shirka Golaha dhexe iyo Guulihii xukuumaddu gaadhay

Hargeysa (Foore)- Gudoomiyaha Xisbul Xaakimka Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta ka warbixiyay Guulaha uu xisbiga Kulmiye iyo Xukuumada ay ku abtirsataa ay...

Maxkamad Xukunno adag ku ridday 32 qof oo lagu helay inay Gooyeen Xadhkaha SOMCABLE

Boorama(Foore) – Maxkamadda Gobolka Awdal ee magaalada Boorama, ayaa shalay xukun adag oo isugu jira xadhig u dhexeeya 5 ilaa 10 sanno iyo ganaax lacageed ku riday 32...

Shirkadda Telesom oo lacag ugu deeqay laba waddo oo ku yaala Hargeysa

Hargeysa (Foore)- Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa saaka deeq maaliyadeed gudoonsiisay Guddidda dhismaha waddada Jameeco weyn iyo Guddida Buundada...

Wasiirka Daakhiliga oo khudbad u jeediyay 364 arday Oo Tababar ciidan uga socdo Mandheera

Hargeysa (Foore)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo ay weheliyay Taliyaha Ciidanka Booliska C/laahi Fadal Iimaan ayaa...

Wasiirka Caafimaadka Oo difaacay adeegyadda Cisbitaalka Guud oo laga dayriyay

Hargeysa Foore)-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Maxumed Maxamed (Xuseen Xoog) oo shir Jara’id maanta ku qabtay Xarunta wasaarada Caafimaadka...