Search

Allif Mabruuk Allif Mabruuk Meherka Khadar Cabdiraxman Cabdilaahi Iyo Marwadiisa Suhayra Maxamed Cartan.

Guddomiyaha Wargeysa Foore Cabdirashiid Sheekh Cabdiwahaab Sheekh Ibraahim,Tifaftiraha Guud ee Wargeyska Foore Maxamed Maxamuud Yuusuf Cige,Saalax Maxamuud Yuusuf,Khadar Cabdi Faarax,Farxaan iyo Dhamaan Hawl wadeenada Wargeyska Madaxa Bannaan ee Foore iyo kuwa shabakada Baarcadeeye Waxay Hambalyo , Bogaadin iyo Duco ba u dirayaan Meherka Mudane Khadar Abdirahman Abdilahi iyo Marwadiisa Suheyra Maxamed Cartan, oo Meherkoodu Todobaadkan Ka dhacay Magaalada Hargaysa gaar ahaan Huteelka Ambassador.
Waxa ay Leeyihii Noqda Labadii Isku Nasta,Isku Reeya Ubad Khayr Qabana Rabbi Kala Siiyo Aamiin Aaamiin Aaamiin!!!!!!




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *