BREAKING NEWS
Search

Al Shabaab: “Weerarka Hoteel Jazeera Wuxuu Aargud u ahaa Xasuuqii Ay Gaaladu Shacabka Soomaaliyeed Ugu Geysteen Koonfurta Soomaaliya”.

Muqdisho(Foore)-Ururka dhaq-dhaqaaqa alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada weerarkii ka dhacay hotel jasiira ee magaalada muqdisho, war rasmi ah oo kasoo baxay xarakadda alshabaab ayaa lagu sheegay in ciidamada alshabab ay mas’uul ka ahaayeen qaraxii ka dhacay hotel jasiira ee magaalada muqdhisho.

Alshabaab waxay sheegtay in weerarkan uu aargud u ahaa toboneeyo qof oo ciidamada itoobiya ku laayeen gobolada bay iyo bakool ee dhaca koonfurta galbeed soomaaliay.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *