Akhriso Magacyada iyo Qabiilada 11-ka Xubnood ee Maamulka Puntland ku matalaya Aqalka sare Ee Soomaaliya (Daawo Sawirada)

Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Garawe waxa ay ku doorteen xubnaha maamulkaasi ku talaya aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo gaaraya 11-xubnood.

Xubnaha Baarlamaanka Maamulka Puntland ay doorteen waxaa ku jira Siyaasiyiin caan ah ay ku jiraan Ra’usul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali, Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo Siyaasiyiin kale.

Xubnaha Puntland ku matalaya aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka waxaa sidoo kale ku jira Sdax haween ah kuwaa oo kusoo baxay Doorashadii maanta ka dhacday Magaalada Garawe

Halkan ka Aqriso Magacyada xubnaha Puntland ku matalaya Aqalka sare

1-Cumar C/rashiid Cali ………………………………….(Beesha Majerteen)
2-C/raxmaan Maxamed Maxamuud (faroole)…………. (Beesha Majerteen)
3-Cabdirizaaq Cismaan Xasan (Juriille)………………… (Beesha Dishiishle)
4-Farxaan Cali Daahir ………………………………………(Beesha Leelakase)
5-Cabdisalaan Xaaji Maxamuud dheere………………….(Beesha Dhulbahante)
6-Mahad Daahir Shiikh Nuur,………………………………(Beesha Awrtable )
7-Hodan Maxamuud Cusmaan—————————-(Beesha Dhulbahante)
8-Bootaan Barre Samatar,………………………………….(Beesha Jambeel)
9-Maxamud Axmed Maxamud Mashruuc…………………(Beesha Majerteen)
10-Siciido Xasan Cismaan ………………………………….(Beesha Warsangali)
11- Shukri Aadan Maxamed………………………………..(Beesha Majerteen)

faro_2




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *