Siyaasiga meela qaban waaga ah ee Cali Khaliif Galeydh ayaa bilaabay mooshino iyo dhaqdhaqaaq ka dhan ah heshiiskii ay magaalada Ankara ku wada saxeexdeen 13-kii bishan dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya, kaasi oo ka hinaasay in Somalialnd uu u ahaa heshiis dhabada u xaadhaya aqoonsi ay ka hesho beesha caalamka. Mr Galaydh waxa uu dawlada Soomaaliya [...]
Muqdisho(Foore)- wararka aanu ka helayno magaalada muqdisho ayaa sheegaya in ay saaka hawgalo baaldhan laga fulinayo qaar kamid ah xaafadaha muqdisho Sida ay inoo Xaqiijiyeen Goob Joogayaal ku sugan Xaafadda Xamar Jadiid waxaa Saaka Xaafaddaasi Lagu Arkay Diyaarado Jawi Hoose Ku socda , Ciidamo Ka tirsan AMISOM iyo Kuwa kale oo Ciidamada Dowladda Ka tirsan [...]
WASHINGTON (Foore)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay khudbad dheer oo gar-naqsi ah ka jeediyay machadka caalamiga ah ee lagu gorfeeyo siyaasadda iyo arrimaha ijtimaaciga ah ee la yidhaahdo Atlantic Council (USA) oo ku yaala magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha Somaliland waxa uu khudbadii uu ka jeediyay fagaarahaasi uu si qoto [...]
Caynaba(Foore) -kooxdii dishay Taliyihii Sirdoonka Caynaba Marxuum Axmed Caydiid ayaa la sheegay firdhadkii inay u gashay Kooxda Khaatumo halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen. Kadib markii Xukuumadda Somaliland baadi goob u gashay soo qabashadooda. Sida laga war qabo waxa ay kooxdani maalmahan oo dhan ku sugnayd deegaanka yeyle hase yeeshee markii ay ka war heleen [...]
London (Foore)- Guddoomiyihii Hore ee Urur siyaasadeedka UMADDA kana mid ah wakhtigan saraakiisha sarsare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Maxamed Cabdi Gabboose ayaa Xisbiga WADDANI ku tilmaamay kan kali ah ee maanta talada dalka kala wareegi doona xisbul xaakimka talada dalka haya ee KULMIYE oo uu dhaliilo culus u soo jeediyay isaga oo [...]
Hargeysa (Foore)- Kal-fadhiga 21-aad ee Golaha Wakiilada Somaliland oo qorshuhu ahaa in uu shalay si rasmi ah Hoolka shirarka ee Golahan Uga Furmo ayaa u furmi waayay Kooram La’aan, waxaana madasha ka soo xaadiray mudanayaal aan ka badnayn ku dhawaad 20 xildhibaan oo kali ah. Sidaana uu ku baaqday Furitaanka Kalfadhigan oo Furmi lahaa. Kadib [...]
Muqdisho (Foore)- Koox Dhallinyaro ah oo Heesaha Waddaniga iyo Kuwa Dhaqanka ahba ku luuqeeya oo dhawaan laga abaabulay Qasriga Madaxtooyada wadanka Soomaaliya ee Villa Soomaaliya, Si toos ahna ugu xidhan Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tirisay Shirib Ammaan ah oo ay u sameeyeen Somaliland iyo gaar ahaan Madaxweyne Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo kadib [...]
Dallada SSE oo guul iyo gobanimo u aragtay in Madaxweynaha Somaliland go’aan kama dambeys ah ka qaatay in aanay Somaliland ka Qayb galeynin Shirka London. Dallada SSE oo ay ku bahoobeen jaalliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub, waxay baaqan ku hambalyaynaysaa kuna taageeraysaa qaraarka ay xukuumadda Somaliland ka qaadatay kulanka xukuumadda Ingiriisku ku qabanyso magaalada [...]
Hargeysa (Foore)- Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ka hadlay farqiga u dhaxeeya Somaliland iyo Soomaaliya, waxaanu tilmaamay inay Soomaaliya haystaan Ictiraaf amaah ah, halka Somaliland-na ay ku tun-tuunsatay dawladnimo raasamaal leh. Wasiir Ku xigeenku waxa uu sidaasi ka sheegay kulan qado sharaf ah oo maanta [...]
Hargeysa (Foore)- Dawladda Somaliland ayaa shalay ka mustaafurisay wadanka nin Fidinaayey Diinta Kiristaanka ka dib markii ay dabgal dheer ku sameysey Dawladda Somalialnd. Baadariga oo magaciisa la yidhaa Dr Robert balse la baxay magaca Rooble ayaa in mudo ah shaqada noocana ka waday wadanka. Robert ayaa dhakhtar ka ahaa Dhakhtarka weyn ee magaalada Hargeysa islamarkaana [...]
Balligubadle (Foore)- Dalladda Ururada dhallinyarada Somaliland ee SONYO oo kaashanaysa Xarunta Caafimaad ee SAFA Medical Group iyo Hay’adda Mercy Corps ayaa Baadhis iyo daaweyn Caafimaad u samaysay dadweyne tiradoodu kor u dhaaftay 350 Qof oo ka mid ah shacabka Ku Nool Degmada Balli-Gubadle ee Caasimadda Gobolka Hawd. Saraakiisha sarsare ee dalladda SONYO waxa ay sidoo [...]
Hargeysa (Foore)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayay ee maalmahanba ku sugnaa magaalada London ee dalka Ingriiska ayaa maanta socdaal shaqo ugu kicitimay dalka Maraykanka gaar ahaan Magaalada Washington. Wasiirka Arrimaha dibadda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka hadlayay socdaalkooda Maraykanka waxa uu yidhi “Waxa Weftigii Madaxweynuhu Hoggaaminayay aanu u [...]
DIGNIIN (Gabay) Waxa Tiriyay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xiris Cali X. Xasan Gabaygan Waxa Tiriyay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, 19-kii Bishan April 2013 waxaanu ka akhriyay xafladdii Madaxweynaha Somaliland iyo waftiga uu hogaaminayaa ugu xaal warramayeen shacabka ku dhaqan dalka Ingiriiska. Wasiirku waxa uu sheegay in gabaygani ku dhashay mudadii uu [...]