Hargeysa (Foore)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Magaalada Dubia ee dalka isku taaga imaaraadka carabta kula kulmay Madaxweynaha dawladda TFG-da Somalia Shariif Sh. Axmed, oo uu kala hadlay inuu ka noqdo laba xubnood oo uu ku soo kordhiyay Gudidii uu u soo xulay wada hadalada Somaliland/Somalia, kuwaasi oo ka soo jeeda [...]
Hargeysa (Foore) – Wasiirka Wasaaradda Daakhiliga Md. Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa uga digay ururadda siyaasadda ee ku hadhay qiimaytii Gudida diiwaan gelintu ay ku kala shaandheeyeen 15-kii urur siyaasadeed ee hore isu diiwaan-geliyay. Wasiirka Daakhiligu wuxuu sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa waxaanu yidhi “Qofka aan qarankaba ku kalsoonayn [...]
Hargeysa (Foore) Ururka Badbaado oo ka mid ah sagaalka urur ee ku guul daraystay inay ka mid noqdan ururada u tartarami doona xisbinimada ayaa shegay inuu kasoo horjeedo mudaharaad lagu sameeyo natiijaadii gudida diiwan gelinta ururada. Qaar ka mid ah hogaanka Sagaalka urur ee guddida diiwan gelintu sheegtay inay ku hadheen tartankii ururada ayaa hore [...]
Hargeysa(Foore)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Mr. Augustine Mahiga oo shalay safar shaqo ku yimi Somaliland. Madaxweynaha iyo Ergayga waxay kulankooda kaga wada-hadleen Arrimaha mandaqadda Geeska, gaar ahaan dhinaca nabad-gelyada. Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay afhayeenka madaxweynaha Cabdilaahi Daahir [...]
Hargeysa (Foore)- Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka WADANI Md. C/Raxamaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka hadlay talaabadii 15-kii bishan xisbiga KULMIYE lagaga xayuubiyay xubinimaddii iyo Xilkii Guddoomiye Ku Xigeenkii labaad ee xisbiga talladda dalka haya ee KULMIYE. Guddoomiyuhu wuxuu sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magaaladda Hargeysa, waxaanu yidhi “Waxa kale oo fursadan [...]
Hargeysa (Foore)- Golaha Dhexe ee xisbiga talladda dalka haya ee KULMIYE ayaa maanta xilkii, xubinimadii Golaha dhexe iyo xubinimaddii xisbiga ka saaray Guddoomiye Ku xigeenkii 2-aad ee xisbigaasi Md. C/Raxmaan C/Qaadir oo lagu eedeeyay inuu ku xad-gudbay siyaasadii iyo xeerarkii xisbiga KULMIYE. Ka dib markii uu warbaahinta dhawr jeer ka cambaareeyay kana naqdiyay Xukuumadda Madaxweyne [...]
”Raga tartanka u xusul-duuban oo ay qaarkood ururo badani ka soo burbureen oo guul darro badan soo joogay, waxaan leeyahay si sharaf leh u tartama,kubada laada oo idinku ha is-laadina” Hargeysa (Foore)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka [...]
Hargeysa (Foore)- Gudoomiyaha Xisbul Xaakimka Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta ka warbixiyay Guulaha uu xisbiga Kulmiye iyo Xukuumada ay ku abtirsataa ay gaadheen mudadii ay hogaaminta qaranka hayeen. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye waxa uu si qoto dheer u sharaxay taariikhdii uu Xisbiga Kulmiye soo maray tan iyo intii ka danbaysay aasaaskiisa oo ku beegnaa [...]
Boorama(Foore) – Maxkamadda Gobolka Awdal ee magaalada Boorama, ayaa shalay xukun adag oo isugu jira xadhig u dhexeeya 5 ilaa 10 sanno iyo ganaax lacageed ku riday 32 qof oo lagu helay inay gooyeen xadhigga isgaadhsiinta Internet-ka Cable ee shirkadda SOMCABLE, kaas qodostiisa la marinayey deegaanka Lughaya ee Gobolka Awdal. Dacwaddan oo ahayd mid ciqaab [...]
Hargeysa (Foore)- Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa saaka deeq maaliyadeed gudoonsiisay Guddidda dhismaha waddada Jameeco weyn iyo Guddida Buundada Xaafada Kililka. Xafladda gudoonsiinta deeqda maaliyadeed ee shirkadda Telesom bixisay oo ka dhacay goobaha ay ka socodaan shaqaddaa dhimaha waddada iyo buudada ee xaafada Jameeco weyn iyo kililka. Ugu horayn waxaa xafladdii gudoonsiinta deeqda [...]
Hargeysa (Foore)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo ay weheliyay Taliyaha Ciidanka Booliska C/laahi Fadal Iimaan ayaa maanta kormeer ku tagay dugsiga tababarka Ciidanka Booliska ee Mandheera halkaas oo uu tababar uga socdo Sadex Boqol iyo afar iyo Lixdan askari. Taliyaha ciidanka booliska oo wasiirka uga waramayey xaalada guud ee [...]
Hargeysa Foore)-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Maxumed Maxamed (Xuseen Xoog) oo shir Jara’id maanta ku qabtay Xarunta wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa si Adag u beeniyay wax uu ugu yeedhay Hadal aan Xaqiiqda ku dhisnayn oo ay Faafiyeen qaar ka mid ah Warbaahinta Maxaliga ah oo ay wax kaga sheegayaan adeega Cisbitaalka Guud ee Caasimada [...]
Hargeysa (Foore)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska Somaliland Md. C/Risaaq Khaliif Axmed, ayaa maanta kulan lagu qabtay Wasaaradaasi 500 oo buug oo ku saabsan macluumaadka ku duugan goobta qadiimiga ah ee Laas-geel kagala wareegay khubaro soo daabacday oo faransiis ah oo aqoon u leh ataarta qadiimiga ah kuwaas ka socday Jaamacadda weyn ee faransiiska [...]